Sweden Maxkamad Xukun ku riday nin Eeygiisa uga dhex tagay gaari Dhexdiisa
Nin dadiisa lagu sheegay 30 sano jir ayaa lagu riday Ganaax lacageed kadib markii uu Eeygiisa kaga dhex tagay gaari uu dhigtay goobaha gaariga...
Qaab Casri ah oo loo badalayo Liisanka (körkort) lagu wado Gawaarida Sweden
Hey'adda gaadiidka ”Transportstyrelsen”ayaa hada baadi goob ugu jirta qaabkii loo casriyayn lahaa aalada kaarka liisinka ”körkort”taasi oo intii ruuxu haysan lahaa kaarka uu qaab...
Dhibaato ka taagan Xiliga Nasashada Shaqaalaha ee Goobaha qaar
Waxaa wali jira cabashada ku aadan nasiinada maalin laha ah ee ay qaataan shaqaalaha xilliga shaqada.
Shirkadaha ayaa ku kala duwan qaabka nasiinada xilliga shaqada...
CSN oo warbixin ku Cadeesay Sababta Arday Badan Loogu diiday Lacagta Caawinta Waxbarashada
Sanad-dugsiyeedkii ugu danbeyey ayaa arday badan laga joojiyey lacagta waxbarashada ee studiebidrag kadib markuu badnaadey maqnaashahooda, sida ku xusan warbixin cusub oo ka timid...
Xisbiga Sverigedemokraterna oo markale soo jeediyay in Qaxootiga la yareeyo
Todobaadka siyaasadda Almedalen ayaa lasoo afjaray waxana halkaasi khudbado ka jeediyay siyaasiyiinta Xisbiyada ka jira Dalka Sweden.
Xisbiga SD ee ku xaanbaxay Naceybta Qaxootiga imaanaya...
Borlänge Qof u dhintay toogasho loogu geestay Bartamaha Magaalada
Warar laga helayo Caasimada Borlänge ayaa sheegaya in toogasho ka dhacday banaanka hore mool laga adeegto oo ku yaalla bartamaha magaalada.
Toogashada ayaa dhacday aroorta...
Sidee ugu fudud ee ku Xareesan karaa Sharciga ku meel gaarka ee iga dhacay
Mudo Sadax sano ayaa laga joogaa dadkii ugu horeeyay ee helay sharciyada ku meel gaarka ee ka kooban sadaxda sano kuwaasi oo hada u...
Gotenborg Darawal Bus oo Mobile Laga duubay Isagoo Akhrisanaya Joornal
Mid kamid ah Darawalada Kaxeeya Basaska ee Caasimada Gotenborg ayaa laga duubay Mobile Xili uu Akhrisanayay Joornal iyo Warqado.
Darawalka ayaa Kursiga Gaariga Saartay Warqad...
Macalimiinta Sweden oo Helaya Caawiye Xiliga Waxbarashada Iskuulka
Sida ay sheegtay Dowlada Xiliga Deerta ee nagu soo wajahan Macalimiinta ayaa helaya Caawin dheeraad Ah Xiliga Iskuulka.
'' Waxaan Heesanaa Macaliniin Aad u yar...
Sweden oo Xalay looga adkaaday Ciyaaraha Kubada Cagta Aduunka ee Hablaha
Xulka Hablaha Sweden ayaa xalay ku hungoobey inay usoo baxaan dhamaadka Koobka Adduunka.
Kulan ku qabsoomay Stade de Lyon, kaddib markii ay nus-dhamaadka kaga adkaadeen...
















