Sidee ugu fudud ee ku Xareesan karaa Sharciga ku meel gaarka ee iga dhacay
Mudo Sadax sano ayaa laga joogaa dadkii ugu horeeyay ee helay sharciyada ku meel gaarka ee ka kooban sadaxda sano kuwaasi oo hada u...
Gotenborg Darawal Bus oo Mobile Laga duubay Isagoo Akhrisanaya Joornal
Mid kamid ah Darawalada Kaxeeya Basaska ee Caasimada Gotenborg ayaa laga duubay Mobile Xili uu Akhrisanayay Joornal iyo Warqado.
Darawalka ayaa Kursiga Gaariga Saartay Warqad...
Macalimiinta Sweden oo Helaya Caawiye Xiliga Waxbarashada Iskuulka
Sida ay sheegtay Dowlada Xiliga Deerta ee nagu soo wajahan Macalimiinta ayaa helaya Caawin dheeraad Ah Xiliga Iskuulka.
'' Waxaan Heesanaa Macaliniin Aad u yar...
Sweden oo Xalay looga adkaaday Ciyaaraha Kubada Cagta Aduunka ee Hablaha
Xulka Hablaha Sweden ayaa xalay ku hungoobey inay usoo baxaan dhamaadka Koobka Adduunka.
Kulan ku qabsoomay Stade de Lyon, kaddib markii ay nus-dhamaadka kaga adkaadeen...
Sweden Imaamyo lagu xukumay in Dalka laga Tarxiilo oo Racfaan Qaatay
Sadax imaam oo uu ciidanka nabadsugidda Sweden Säpo codsaday in dalka laga musaafirayo ayaa racfaan ka qaatay go’aanka musaafirinta.
Qareenka mid ka mida imaamada ayaa...
Sharci Cusub oo Adkeenaya isticmaalka Hubka ee gudaha Dalka Sweden oo la filayo
Waxaa soconaya qorshe cusub oo ku aaddan in xeer cusub laga soo saaro adeegsiga sharci darrada ah ee qoryo gacmeedyada iyo qaraxyada, waxaana tillaabooyinka...
Qaxootiga Sweden ee doorta Magaalada ay ku Noolaanayaan oo hoos u dhacday
Sannadkii ugu dambeeyay ayey aad hoos ugu dhaceen tirada soo-galootiga doorta ama la yimaada deegaankii ey ku noolaan lahaayeen.
Wasiiradda suuqa shaqada iyo meeleeynta Ylva...
Xisbiga Moderaterka oo soo jeediyay in la joojiyo Turjumaanka loo qabanayo Dadka
Waxaa shalay oo ahayd axad 30-ka juun jasiiradda Gotland ka bilowday kulanka todobaadka siyaasadda ee Almedalen
Siyaasiga koowaad ee hadlay wuxuu ahaa Per Bolund oo...
Waalidka oo Fasax ku qaadan kara Caruurta aysan dhalin ee Guriga kula nool
Sharciyo badan ayaa la filayaa in bisha July bilowgeeda uu ka dhaqan galo dalka Sweden shariyada waxaa kamida ah kuwa saameyn ku leh bulshada...
Sharciyada Cusub ee dhaqan galaya Bilowga Bisha July
Sannad walba haddaayaa koowda bisha luulyo waxaa hir gala xeerar cusub iyo qaar wax laga bedeley ee uu baarlamanku ansixiyey. Waxaannu haddaba halka idiinku...