Sunday, July 26, 2026

Xisbiyada Sweden oo ka carooday miisaaniyada Dowlada ee sanadka 2020

0
Qaar kamid ah Xisbiyada Dalka Sweden ayaa ka carooday miisaaniyada Dowlada ee sanadka 2020 kaasi oo Barlamaanka loo gudbinayo maanta oo arbaco ah. Xisbiga Vänsterpartiet...

Sweden Baraf ka da’ay Gobolka Värmland ee xiga koonfurta Wadanka

0
Värmland oo ka mid ah gobolada dhaca koonfur galbeed Sweden ayaa qeybo ka mid ah waxaa ka da’ay baraf. Monica Engström oo ka mid ah...

Xukun lagu riday Haweeney 70 sano jir ah oo Ninkeeda Dishay

0
Maxkamadda degmada Uddevalla ayaa ku xukuntay haweeney 70 jir ah in ay geystay dil kama' ah ka dib oo ay u geeysatay duqeedii. Haweeneydan ayaa...

Degmada Sölvesborg oo laga Mamnuucay Qaxootiga iyo Calamada kale

0
Degmada Sölvesborg ayaa soo saartay sharci dhigaya in Degmada laga mamnuuco Calamada kale ee loo isticmaalo iyo Qaxootiga kadib markii halkaasi la wareegeen Xisbiyada...

Sweden oo dib ugu celisay Dalkooda 50 qof oo Qaxooti ah

0
Dowlada Sweden ayaa dib ugu celisay Dalkooda 50 qof oo qaxooti ah kuwaasi oo Qaxooti ahaan horay iskaga dhiibay Dalka lakin loo diiday Codsigooda...

Arbetsformedlingen :- Haweenka ayaa raga kaga badan shaqo la’anta Suuqa Shaqada

0
Tira koob cusub oo ay saaka soo saartay hayadda suuqa shaqada ayay ka muuqataa in bishii labaad ay kor u kacday shaqa la’aantu. Waana...

Migrationsverket-ka oo soo bandhigay tirada dadka lagu xukumay Musaafurinta ee xogtooda lagu wareejiyay Booliska...

0
Waaxda Socdaalka Sweden ayaa sheegtay in ay Sweden ku dhuumaalaysanayaan in ka badan 11,000 oo qofood oo loo jaray xukun ah in dalka laga...

Stefan Löfven oo ka hadlay Kooxaha Gangiska ee dilalka ka geesta Sweden.

0
Raisal Wasaaraha Sweden oo la hadlay Barlamaanka ayaa ka hadlay dhibaatada Kooxaha Gangiska ka geestaan Dalka Sweden iyo sida Dowlada Wax uga Qabaneyso. Stefan ayaa...

Labo Qof oo lagu toogtay Xaafada Nacka ee Bariga Caasimada Stockholm.

0
Warar laga helayo Xaafada Nacka ee Bariga Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in Halkaasi lagu toogtay labo qof kuwaasi oo dhaawac ahaan looga qaaday goobta...

Sharci Guryaha leeskaga Ceshanayo oo bilaabanaya bisha October hadaad ku kireyso Gacan labaad

0
Shirkadaha guryaha kireeya ayaa si fudud kaaga ceshan doona hadii aad gurigaaga ku kireyso gacan labaad adigoo ogolaansho ka heysan Shirkada kaa kireysay guriga. Sharcigan...