Home Wararka Maanta Qof lagu toogtay Xaafada Rinkeby oo 7 Qof loo xiray Dilka loo...

Qof lagu toogtay Xaafada Rinkeby oo 7 Qof loo xiray Dilka loo geestay

1

Shakhsigii toddobaad ayaa gacanta lagu dhigay xaafadda Rinkeby nin lagu tuhunsan yahay inuu gacan ku lahaa dil ka dhacay xaafaddaasi habeenkii uu sannadka cusubi soo galayay.

Guud ahaan toddoba qof ayaa illaa iminka ruumaanka (xabsiga ugu jira) falkaasi.

Habeennimadii uu soo galayay sannadka cusub ayaa la helay gaari uu saaran yahay nin xabbad lagu dhaawacay, dabadeedna loola cararay cusbitalka, hase yeeshee uu u geeriyoodey dhaawacyadii loo geeystey.

Ciidanka ammaanka ayaa arroornimadii sannadka cusub gacanta ku dhigay shan nin oo dilka lagu tuhunsan yahay. Halka iminkana gacanta lagu dhigay laba dheeri ah.

Somaliska Stockholm

Xigasho/radiosverige

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here