Xaafada Rinkeby oo ugu badan Xaafadaha Stockholm ee laga helay Coronavirus
Tirada ugu badan ee qaaday cudurka Corona gobolka Stockholm waxeey degan yihiin xaafadaha Rinkeby-Kista. Sida uu muujiyay tirokoobka cisbitaalada oo dhowaan la shaaciyay.
Marka la...
Arbetsförmedlingen:- Shaqo la’anta Sweden oo korortay
Tirada dadka ku shaqo waayey xaaladda Corona ayaa kordhaya ka dib iyada oo uu dalabku yaraaday. Waa sida laga ogaaday tirakoob cusub oo ka...
Xaafada Tensta Guri ku yaala oo Meyd laga helay Galabta
Nin maydkii ayaa laga helay guri ku yaala xaafadda Tensta oo dhacda waqooyi galbeed ee magaalada Stockholm, sida boliiska laga soo xigtay.
Ciidanka ammaanka ayaa...
Dhimashada Dadka u dhintay Corona ee Sweden oo mareysa 401 Qof
Hay'ada Caafimaadka Daweynaha sweden ayaa goor dhow soo saartay Tirada iyo Halka uu marayo Xanuunka Caronavirus ee guud ahaan Dalka.
Tirada dhimashada Xanuunka ayaa maanta...
Duulimaadka Ganacsi ee Sweden iyo Uk oo la joojiyay
Dhammaan duullimaadyada ganacsi ee u dhexeeya Sweden iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa la joojiyey Khamiista shalay, sida laga soo xigtay safaaradda Ingiriiska ee Stockholm.
Safaaradda ayaa...
Dhageyso:- Tirada Somalida ku dhimatay Sweden iyo ingariiska oo korortay
Xanuunka COVID-19 ee uu dhaliyo Coronavirus ayaa faro ba’an ku haya qaar ka tirsan Soomaalida qurbaha, gaar ahaan kuwa ku nool Yurub, oo aad...
Maxaa ku soo kordhay Xaalada Coronavirus ee Sweden
Afartan qof oo hor leh ayuu cudurka Coronavirus ku dilay Sweden, sida ay shaacisay hay’adda caafimaadka bulshada. Guud ahaan tiradda dhimashada Sweden ayaa mareysa...
Dhimashada Sweden ee Coronavirus oo mareysa 333 Qof
Sida ay ku warameyso Folkhälsomyndigheten ku dhawaad 333 Qof ayaa u dhimatay Caabuqa Coronavirus tan iyo Markii uu Xanuunka ka dilaacay Dalka.
Sidoo kale 6078 Qof...
Sweden oo xiligan Qorsheneysa Xiritaanka goobaha Bulshada iyo Amaro kale
Dowlada Sweden ayaanan ilaa hada xirin goobaha bulshada isku timaado sida Maqaayada,Gadiidka dadweynaha la Raaco iyo iskuulada qaar kuwaasi oo furan.
Iyadoo taasi ay jirto...
Shaqaalaha oo loo kordhinayo Mushaharka iyo Saacadaha Shaqada
Dhibaatada uu keenay Corona ayaa wali ka socota Dalka Sweden waxaana Magalaada Stockholm ku adag Shaqaalaha Caafimaadka iyadoo taasi lagu sameeyay isbadal.
Isbadala Cusub waxaa...













