Dhimashada Coronavirus ee Sweden oo mareysa 1400 Warbixinta ugu danbeesay
Shir jaraa'id oo la qabtay Daqiiqado kahor ayaa lagu soo bandhigay Dhimashada Sweden ee Coronavirus waxaa ku soo korortay 67 Qof taasi oo ka...
Sweden oo Waqti ku kordhisay Xayiraada saaran Safardaa Dibada ee Dalka lagu soo galayo
Dowladda Sweden ayaa shalay go’aan ku gaartay in la sii kordhiyo wakhtiga uu jirayo go’aanka lagu mamnuucay safaradda dibeda ee dalka soo gelayo, iyadoo...
Halkee Mareysaa Tirada Dhimashada Coronavirus ee Sweden
Sida Caadiga aheyd Hay'ada Caafimaadka Dadweynaha oo goor dhow qabtay Shir Jaraa'ida ayaa sheegay in 130 Qof ay ku soo korortay dhimaahada Taasi oo...
Sweden oo dib u looga furayo ciyaaraha Kubada Cagta & Rai’sal Wasaaraha oo dhaliiyay
Stefan Löfven ayaa dhaliilay in la furo tartanada ciyaaraha kubadda cagta ee ka hooseya heerka kowaad, kuwaasi oo la shaaciyay in ay ka bilaaban...
Sweden oo sheegtay in soogalootiga ugu badan ee u dhintay Xanuunka Coronavirus ay Somali...
Warbixinta maanta ee corona ayaa lagu soo bandhigay soogalootiga ugu badan ee u dhintay xanuunka coronavirus waxana ugu horeeya Somaliya halka ay ku xigaan...
Migrationsverket oo sheegay in Qaxootiga Hoos u dhaceen kuna dhawaaqay go’an cusub
Hay'ada laanta socdaalka ayaa sheegtay in Qaxootiga Dalka uu hoos u dhacay waxay dhanka kale ku dhawaaqeeyn go'an Cusub oo ah In Shaqaalahooda ugu...
Dhimashada Sweden oo mareysa 919 Qof Xili Xaalada Corona Laga warbixiyay
Hay'ada Caafimaadka Dadweynaha Folkhäslomyndighetens ayaa ka warantay Xaalada Coronavirus ee Wadanka iyadoo warbixinta Maanta lagu sheegay in dhimashada ay mareyso 919 Qof.
Tan iyo Shalay...
Sweden oo dhaqaatiirta uu ku dhacay Coronavirus ku amartay in ay sii shaqeeyaan (Times)
Habka ay Swedish-ku ula xaalayaan caabuq sidaha koroonaha ayaa dunida dood culus ka dhaliyey, taasoo ay ay aad u hadal hayso saxaafadda adduunku, iminka...
Stockholm Dadka ku jiray Xaalada Deg dega oo Boqolkiiba 80% kasoo kabsaday
Sida uu maanta ku waramay Madaxada Qeybta Xaalada Deg dega ee isbitalka Jaamacada Kroliniska David Kanrod waxaa soo kabsaday dadka ku jira Qeybtaasi Boqolkiiba...
Stefan löfven ” isdiyaarinta Sweden kuma filneen Xakameenta Cudurka Coronavirus”
Raisa wasaaraha Sweden stefan löfven oo la hadlay talafashinka Dowlada ee SVT ayaa ka hadlay xaalada dhoor ah oo ku jirto sida sweden iskugu...















