Tuesday, November 4, 2025

Sweden oo diiwaan galisay 117 qof oo u dhimatay Xanuunka Coronavirus

0
Dowlada Sweden ayaa maanta diiwaan galisay 117 qof oo dhimasho cusub kuwaasi oo u dhintay xanuunka Corona taasi oo dhimashada guud ka dhigeysa 3364...

Dowlada oo Sharci Cusub kasoo saartay goobaha Maqaayadaha, Baararka iyo Kafateeriyada

0
Dowlada Sweden ayaa maanta soo saartay sharci cusub kaasi oo dhigaya in Degmooyinka Dalka la siiyo awood qaas u ah oo lagula xisaabtamo goobaha...

Transportstyrelsen oo mamnuucday dabaaldaga ardayda sanadkan ee qalanjabinta dugsiga sare

0
sida ay maanta shaarcisay Hay'ada gadiidka dadweynaha Sweden waxaa la mamnuucay guud ahaan dabaal dega ardayda dugsiga sare ee sanadkan laga bilaabo bari oo...

Warbaahinta Mareykanka oo sheegay in Dunida isticmaali doonto Qorshaha Sweden kaga hortagtay Corona

0
Warbaahinta Mareykanka gaar ahaan joornaalka ka hadla arimaha Dibada ayaa bogiisa hore ku soo qoray in dunida ay dhawaan isticmaalidoonto habka ama istiraatiijiyada sweden...

Habka lacag dirista Swish oo adeeg Cusub lagu soo kordhiyay

0
sida ay shaaca ka qaadeen Maamulka Shirkada Swish adeeg cusub ayaa lagu soo kordhiyay adeegaasi dadka lacagaha iskugu diraan kaasi oo ah in qofka...

Dowlada oo kor u qaaday Lacagta caawinta guryaha ee (bidrag)

0
Dowlad ayaa kor u qaaday lacagta caawinta ama kaalmada ee loo yaqaano (bidrag) madama dad badan ay shaqooyinkooda ku waayeen xanuunka Corona waxana lacagta...

Sweden oo kordhisay waqtiga uu hakadka ku jiro Safarada Dibada

0
Dowalda Sweden ayaa maanta waxay kordhisay mudada uu hakadka ku jirayo safarada dibada waxana la gaarsiiyay ilaa 15 july sida ay shir jaraa'id ku...

Tirada dhimashada Sweden ee Coronavirus oo gaartay 3,313 qof

0
Kadib shir jaraa'id oo ay qabteen Waaxda Caafimaadka Dadweynaha gaar ahaan qeybta Microbiology-ga ayaa lagu soo bandhigay in dhimashada Sweden ee Coronavirus ay gaartay...

Dowlada oo 100 milyan ku caawineysa Dadka Sharci la’anta iyo Waayeelada

0
Labo kamid ah wasiirada Sweden ayaa maanta shir jaraa'id ku soo bandhigay lacag gaareysa 100 milyan kr oo lagu caawinayo Dadka ku jira bulshada...

Shirkada diyaaradaha Ryanair oo Duulimaadkeeda Europe soo celineysa Bisha July

0
Diyaarada Ryanair ayaa bilaabeysa duulimaadkeeda Yurub bisha July Kowdeeda Sida maanta ay Shir jaraa'id ku shaaciyeen Maamulka Shirkada Dulimaadyada ee Ryanair duulimaadkaasi oo gaaraya...