Friday, May 3, 2024

Akhriso:- Rai’sal Wasaare Stefan lovfen oo Caawa Khubad Qaran ka jeediyay Talafashinka Dowlada

0
Fiidnimada caawa ayuu madaxa dawladda Sweden Stefan Löfven uu qudbad shan daqiiqadood ah ku wajahay bulshada reer Sweden, isagoona kala hadlay xaaladda dalku ku...

Rai’sal Wasaaraha Sweden oo Caawa Talafashinka kala hadlaya Daweynaha Sweden

0
Ra’iisal wasaaraha dalka Stefan Löfven (S) ayaa caawa fiidka waxuu qaranka kala hadli doonaa telefishinka SVT iyada oo khudbadiisu ku saleysan tahay cudurka Corona...

Dalka Finland oo ku guuleestay Dalka ugu Farxada Badan Dunida markii Sadaxaad

0
Dalka Finland ayaa sanadkii saddexaad oo xiriir ah nqoday dalka ugu farxadda badan caalamka, sida lagu sheegay warbiixn maanta soo baxday. Cilmi-baarayaasha Warbixinta Farxadda Adduunka...

Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Coronavirus ee Dalka Sweden iyo Tirada guud halka ay mareyso

0
Dalka Sweden ayaa wada dadaalkiisa ku aadan la tacaalida Cudurka Safmarka ah ee Corona waxaana wararkii ugu danbeeyay ee ku soo dhacaya Somaliska ay...

Barlamaanka Sweden oo Dowlada Awood u siiyay in ay xiri karto Iskuulada

0
Golaha sharci dejinta Sweden oo ka kooban (55 xildhibaan) ayaa khamiistii si aqlabiyad leh ugu codeeyey haddii loo baahdo iney dawladda si ku meel...

Sweden oo laga Xadiday Iibsiga Dawoyinka iyo Kaniiniga Qandho jabinta

0
Laga bilaabo 19-ka bishan maarso oo ku beegan khamiista maanta waxaa la xaddidey tirada kiniiniyada qandhada, paracetamol ee laga iibsan karo farmashiga, iyadoona lagu...

Halka ay mareyso tirada Dhimashada Coronavirus ee Sweden oo lasoo bandhigay

0
Tirada inta qof ee uu caabuqa corona ku asiiban karo Sweden ayaa ku xiran, haddba sida loogu guuleeysto daryeelka ama badbaadinta waayeelka. Intii lagu guda...

Försäkringskassan oo Fududeneysa Sharuudaha laga rabo Qofka Xanuunsado ee Cadeenta laga rabo

0
Hay'ada Ceemiska ee Dowlada Sweden ayaa Fududeeneysa Sharuudaha ama Shahaadaha looga baahan yahay Qofka Xanuunsada ee u baahan Mushaharkiisa iyadoo wax walbo laguugu dhameenayo...

Rai’sal Wasaaraha Sweden iyo Boqorka Dalka oo wadajir ula Hadlay Dadweynaha Sweden

0
Waxaa goor dhow si wadajir ah ula hadlay bulshada Sweden ra’iisal wasaaraha xukuumada Sweden iyo boqorka dalka iyada oo oo labadda hoggaamiya ku baaqay...

Wadamada Midowga Yurub (EU) oo ku dhawaaqay Xiritaanka Xuduudaha Mudo bil ah

0
Hoggaamiyeyaasha waddamada ku midoobey ururka EU ayaa kulan ey ku yeesheen khadka telefoonka waxey 19:45 fiidnimadii salaasadii go’aan loo dhan yahay ku gaareen in...