Norway iyo Denmark waxay Nolol ahaan ku tiirsanyihiin Gobolada Xadka ee Sweden la wadaagaan
wadamada Norway iyo Denmark waxay nolol ahaan ku tiirsanyihiin Dalka Sweden marka la eego Xadka Wadamadan ay la wadaagaan Sweden sidaasi oo ay tahay...
Xaafada Kista oo Qof lagu toogtay
Xaafada Kista ayaa Xalay lagu toogtay Wiil 20 sano jir ah kaasi oo dhaawac ahaan loogu tagay goob uu yaalay waxaa sidaasi warbaahinta u...
Gabar 11 Sano jir ah oo Waalidkeeda laga reebay Xili ay Safar u socdeen
Warbaahinta Gudaha Sweden ayaa baahisay gabar 11 sano jir ah oo waalikeeda laga celiyay xili ay ku socdeen Dalka Turkiga waxaan go'anka uu yimid...
Sweden oo dib u bilaabeysa soo qaadista Qaxootiga ka Xaniban
dowlada Sweden ayaa sanadkan lagu waday in ay soo qaadato ku dhawaad 5,000 kun oo Qaxooti kuwaasi oo kasoo qaadan laheyd daafaha Caalamka waxana...
Eva nordmark:- Sida Suuqa Shaqada uu yahay Xaalada waa mid Qatar ah Sida
Heerka Shaqo la'aanta Dalka Sweden ayaa gaartay 9.8 percent oo u dhiganta nus milyan Dadka Sweden in ay yihiin Shaqo la'an waana dhibaatada ugu...
Diyaaradan oo kaliya ayaa tagta Somaliya isbuuc walbo
Sida ay heleyso Warbaahinta Somaliska.com diyaarada Itoobiyan Airline ayaa ah diyaarada kaliya ee tagta Dalka Somaliya iyadoo marta Caasimada itoobiya ka hor inta aysan...
Holland oo Xaqiijisay in Corona uu dib ugu soo laabtay Dalkeeda
Dowlada Dalka Holland gaar ahaan Qeybta Caafimaadka Dadweynaha ayaa xaqiijisay in Dalkeeda uu dib ugu soo laabtay Xanuunka Corona waxana Qeybta Caafimaadka ay sidoo...
Sweden oo laga diiwaan galiyay dhimashada 7 qof oo kaliya
Waxaa maanta lasoo bandhigay tirada dadka cusub ee u dhintay xanuunka Corona mudada 24 saac ee lasoo dhaafay waxana tirokoobka uu muujinayaa in 7...
Löfven: ”Heshiiska waa mid u wanaagsan Sweden iyo Midowga Yurub”
Wadahadalka miisaaniyada inta uu socday shirkii Midowga Yurub ayaa adkaa laakiin natiijada ayaa noqotay mid u feecan Sweden, sida uu sheegay ra'iisul wasaaraha Stefan...
Wadamada Midowga Yurub oo heshiis ka gaaray kulankooda iyo Miisaaniyada
Wadmada Midowga yurub ayaa gaaray heshiis la xiriira miisaaniyada Wadamada Xubinta ka ah Yurub kaasi oo qeyb ka ah xaalada Corona ee wadamadaasi ka...














