Home Wararka Maanta Xiliga lagu galo Imtixaanka Jaamacadaha Dalka Sweden oo la balaariyay

Xiliga lagu galo Imtixaanka Jaamacadaha Dalka Sweden oo la balaariyay

0

Dowlada Sweden ayaa maanta balaarisay ama kordhisay xiliga imtixaanka lagu galo Jaamacadaha Wadanka Sweden iyadoo laga dhigay 5 ilaa 8 sano sharciga ayaana dhaqangalaya bisha semtemper sida uu sheegay Joornaalka TT.

” Dad badan ayay shaqo la’an ku dhacday sidaasi darteed waa muhiim in dad badan ay jaacadaha iyo macadyada dalka ay bartaan ” ayay tiri wasiirada ugu sareysa dhanka Waxbarashada Matilda oo warbaahinta la hadashey.

imtixaanka lagu galo Jaamacada ayaa sanadkii la galaa labo jeer lakin sanadkan waxa uu u baaqday arimo ka dhashay xanuunka Corona sidaasi darteed ayaana ardayda la siiyay fursad ay imtixaanka ku gali karaan 5 ilaa 8 sano.

go’anka Dowlada ayaa yimid kadib dood dheer ay yeesheen gudiyada Waxbarashada iyo Dowlada taasi oo keentay in go’anka uu soo baxo waxaana la aamisan yahay in uu yahay mid faa’ido u leh arday badan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here