Markii Labaad oo la talaalay Haweeneydii ugu Horeysay ee Sweden lagu talaalay
Gun-Britt Johnsson oo ag qofkii ugu horreeyay ee Iswiidhan ee lagu tallaalo tallaalka Corona - ayaa la siiyay daawadeeda labaad, subaxnimadii maanta.
Sida laga soo...
Shaqaalaha ka shaqeeya guryaha Daryeelka caafimaad oo diidaay in lagu tallaalo tallaalka Corona
Qof kasta oo afaraad oo shaqaale ah oo ka shaqeeya guryaha kalkaalinta ee Kungsbacka ayaa diiday inuu helo tallaalka ka hortagga covid-19, sida lagu...
Sweden oo soo bandhigtay tirada Dadka laga Ceshtay Shatiga gaari wadista
In kabadan 41,000 oo qof ayaa lumiyay rukhsadda darawalnimada sanadkii la soo dhaafay, sida ku xusan tirokoob ay soo saartay Hay'adda Gaadiidka Iswiidhan .
Tiradan ayaa ah...
Toogasho ka dhacday Bartamaha Märsta ee Waqooyiga Caasimada Stockholm
Warar laga helayo Bartamaha Xaafada Valsta oo ka tirsan Kamuunka Märsta ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacday toogasho lagu dhaawacay qof.
Toogashada ayaa ka...
Moderaterna ”Waa in Qasab lagu talaalaa Qofka ka Shaqeeya goobaha Waayeelka Ama Shaqo kale...
Moderaterna ayaa dowladda ka dalbanaya in shaqaalaha goobaha daryeelka caafimaadka cadaadis lagu saaro si ay isaga tallaalaan cudurka covid-19.
Qofkii diida tallaalka waa inuu shaqo...
Sweden dhimashada 138 Qof oo la diiwaangaliyay hal maalin
Sweden weli waxaa laga diiwaan gelinayaa tiro aad u tiro badan oo dhimashada Corona ah Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ayaa maanta oo Jimce ah shaacisay...
Waqtiga la bilaabayo Imtixaanka Luuqada ee Dhalashada Sweden oo lasoo bandhigay
Dowlada Sweden gaar ahaan baadhayaasha Loo xilsaaray Sharuudaha Luuqada ee Dadka Dalbanaya Dhashada ayaa maanta lasoo saaray iyadoo Imtixaanka la bilaabayo Sanadka 2025 dhanka...
Sweden Qofkii labaad oo u dhintay Talaalka Corona
Maamulka caafimaadka ee Uppsala ayaa ku wargaliyay Hay'ada daawooyinka ee Iswiidhan geerida qof waayeel ah oo ku dhintay guri gaar ah oo loogu talagalay...
Sweden oo soo saartay Tirada Dadka la talaalay ilaa Hada
Tirada dadka qaatay tallaalka Corona ee Iswiidhan waxay gaareen ugu yaraan 80,000 oo qof. Ma jiraan wax dhibaato ah oo ka soo gaartay gobolka hirgelinta...
Waa Ganaax dhan 2000 kr Qofka jabiya Sharciga Cusub ee Sweden ( Soo jeedin...
Xafiiska dacwad soo oogaha guud ee Sweden ayaa soo jeediyay in la ganaaxo 2000 oo karoon oo ah ku xad gudubka sharciga ku meel...