Booliska Norway oo soo saaray Digniin ku socota Dadka ku nool Wadanka
Maalmihii la soo dhaafay, dambiilayaal ayaa isticmaalayay lambarka taleefoonka ee Adeegga Nabadsugida Booliska (PST) si ay u sameeyaan khiyaano dhanka taleefanka ah. PST ayaa...
Dalalka Sweden iyo Norway oo ku dhawaaqay go’aano Cusub oo iska kaashanayaan
Norway iyo Sweden ayaa iskaashanaha dhanka difaaca iyadoo loo eegayo duulaanka Ruushka ee Ukraine.
- Norway iyo Sweden waxaa ka dhexeeya xiriir dhow oo kalsooni...
Zelensky oo Khudbad u jeediyay Barlamaanada Sweden iyo Norway
Madaxweynaha Ukraine ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Barlamaanka Norway iyo kan Sweden. Wuxuu codsaday taageero dheeri ah oo ku saabsan dagaalka ka dhanka...
Finland oo sanadkii shanaad ku guuleysatay dalka ugu farxadda badan caalamka, Sweden iyo Norway...
Dalka Finland ayaa sanadkii shanaad oo xiriir ah loo aqoonsaday dalka ugu farxadda badan caalamka, halka Afghanistan ay ku jirto kaalinta ugu hooseysa, waxaana...
Golaha Culumada Midowga Yurub oo ku Dhawaaqay Maalinta Ramadaanka uu Bilaabanayo
Xoghaynta Guud ee Golaha Fatwada iyo Cilmi-baadhista Yurub ayaa soo saartay bayaan ay ku caddaynayso billowga bilaha Ramadaan iyo Shawaal, marka loo eego xisaabta Calenderka.
Bayaanka...
Dhalinyaro Somali ah oo kamid noqday Golaha Deegaanka ee Caasimada Oslo
Labo Wiil oo Somali ah ayaa kamid noqday Golaha Deegaanka ee Caasimada Oslo.
Sida ay ku Waramayaan Warbaahinta Gudaha Labada Will Asal ahaan kasoo jeeda...
Ruushka oo dhoolatus Milateri ka bilaabay meel u dhow xadka Norway
Ciidamada badda ee Ruushka ayaa ku dhawaaqay in ka badan 20 markab oo ka mid ah maraakiibta Waqooyiga Ruushka ay bilaabeen dhoolatus ciidan oo...
Shirkadaha Diyaaradaha ee Skandinavia-ka oo joojiyay Marada Afka lagu Xirto
Shirkadaha diyaaradaha ee Norwegian iyo Widerøe ayaa joojiyay marooyinka afka lagu xirto. SAS ayaa ku dhawaaqeysa go'ankeeda , halka Flyrna ay meesha ka saarayso...
Norway oo Dhalashada ka Ceshatay 44 Caruur ah Labo Sano Gudaheed
Tirokoobyada laga helay TV 2 ayaa muujinaya in UDI-du ay dhalashada kala noqotay 44 caruur ah tan iyo 2020.
“UDI-da kama xayuubin dhalashada dhallaanka muddada...
Norway oo dib furtay Dalka isla markana Qaaday Guud ahaan Xayiraadaha jiray
Shir jaraa'id oo ay qabatay Dowlada Norway ayay ku dhawaaqday inay meesha ka saarayso inta badan tallaabooyinka ka haray corona.
Dowlada Norway ayaa go’aan ku...