Saturday, April 27, 2024

Mudada lagu qaato Basaboorka Norway in laga dhigo 5 sano oo Barlamaanka loo gudbiyay.

0
Soo jeedin cusub oo ku aadan sharci ka hadlaya waqtiga baasaboorka iyo kaarka aqoonsiga dhalashada ayaa baarlamaanka la hordhigay, waxaa lagu wadaa in la...

Norway oo badaleysa sharciga lagu wado gawaarida marka uu qofka kasoo tago kaarkiisa(førerkort).

0
Dowlada norway ayaa bilaabeysa sharcig ama qalab casir ah oo qofka u sahlaya in uu gaarigiisa wato marka uu guriga ku soo hilmaamo kaarka...

Sweden oo meel adag ka joogtay Shirka ka socda Brussels ee qorshaha qaabilaada Qaxootiga...

0
Sweden ayaa meel adag ka joogta qorshaha dalalka yurub ay ku doonayaan in lagu qaabilo qaxootiga ka imaanaya wadamada dhibaatada ka jirto ee soo...

Maxkamada Degmada Oslo oo Xabsi labo sano iyo bar ku xukuntay Haweeney Somali ah.

0
Maxkamada Degmada Oslo ayaa xukun ku riday haweeney 31 sano jir ah oo somaliya kasoo jeeda taasi oo lagu eedeeyay in ay kamid tahay...

SSB oo soo bandhigtay Tirada guud ee Qaxootiga ku nool Dalka Norway.

0
Tirada dadka soo galootiga ah iyo kuwa ay dhaleen ayaa tiradooda oo guud lagu sheegay inay tahay 944.202 oo qof.  Tiro koob ay samaysay waaxda...

Norway Nin Toorey lagu dhaawacay oo isbitaalka magaalada Hamar la dhigay.

0
Ninkan da’da sodomeeyada ah oo la dhigay isbitaal kadib markii bartamaha magaalada lagu tooreeyey. Ninkan oo aan la sheegin inta uu dhaawaciisu la egyahay ayaa...

Shacabka Norway oo bilaabay xirashada iyo iibsashada dharka aanan karin tooreyda.

0
Dhawr shirkadood oo iibiya dharka aanay mididu karin oo sheegay in iibsiga dharkaasi uu kor u kacay waqtiyadan. Maamulaha hawl maalmeedka dukaanka SpyShop ee magaalada...

Norway Weerar kale oo loo adeegsaday toorey oo ka dhacay Xaafada Mortensrud ee Caasimada...

0
Fal kale oo tooreeyeyn ah ayaa ka dhacay xaafadda Mortensrud oo ka tirsan magaalada Oslo, waxaana side uu booliisku sheegay arbacadii ayuu falka dhacay...

Hay’ada SSB oo sheegtay in Dadka Norwejiga ugu badanyihiin Jiro qorashada Yurub oo dhan.

0
SSB falanqayn cusub oo ay ku samaysay arrinkan ayaa muujiyey in dadka shaqeeya ee noorweejigu ay yihiin kuwo kaalinta sare kaga jira waxa loo...

Dadka Sharci la’anta ee ku nool Sweden noloshooda oo warbixin lagu soo bandhigay.

0
Baaritaan lagu sameeyay noloshada Dadka aan heysan Sharciga Sweden isla markana ku nool Dalka ayaa lagu soo bandhigay Caasimada Götenborg waxana dadkaasi lagu sheegay...