Thursday, March 28, 2024

Wasiirka Cadaalada Dowlada Norway oo iska casilay Xilkiisa wasiirnimo

0
Ra’iisul wasaare Erna Solberg oo sheegtay inay ka xun tahay is casilaadda Wara. Ra’iisul wasaare Erna Solberg (H) iyo wasiirka cadaaladda Tor Mikkel Wara (Frp)...

Barlamaanka Midowga Yurub oo u codeeyay Sharci Cusub oo internetka ah.

0
Xubnaha Barlamaanka ku jira Midowga Yurub ayaa u codeeyay Sharci mudo dhoor ah la sugayay oo dhanka internketka ah kaasi oo ku aadan xaquuqda...

Xulalka Sweden iyo Norway oo Caawa Ciyaaraya Koobka Ciyaaraha Yurub.

0
Tababaraha xulka qaranka Noorway Lars Lagerbäck ayaa aaminsan in ciyaarta caawa dhex mari doonta xulka qaranka kubbadda cagta Sweden iyo dhiggooda Noorway ay noqon...

14 Masuul oo ka Mushar badan Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg oo lasoo bandhigay.

0
Agaasimaha NAV Sigrun Vågeng oo noqotay tan kaalinta koowaad kaga jirta liiska xubnahan. Walow ay Erna Solberg tahay ra’iisul wasaaraha dalka Norway haddana waxaa jira...

Warbixin Wadan walbo oo Yurub ka tirsan uma dhashaan caruur ku filan.

0
Tiro aad u yar ee qoysaska Yurub oo doorta inay carruur badan dhalaan. dalalka  EU/EØS midkoodna hadda uma dhawo inuu tirada dadkiisa isku dheeli...

Dalka Finland oo noqday Dalka ugu farxada badan dunida.

0
Warbixinta farxadda dunida ee Qaramada Midoobey "World Happiness Report" oo soo baxday maanta ayuu dalka Finlaan sanadkana mar kale noqday dalka ugu farxada badan...

Hay’ada PST oo ka hadashay Gaariga Wasiir ka tirsan Norway oo la gubay.

0
Wasiirka saaxiibtii (samboer) oo lagu soo oogay inay gubtay iyadu gaariga wasiirka. Hay’adda PST ayaa qabatay maanta gelinkii dambe shir jaraa’id oo ay kaga hadleen...

Tirada Dadka Norwegianka ee ka adeegta Xaduuda dalka Sweden oo korortay.

0
Tira koob cusub oo ku saabsan adeegga xaduudka ayaa muujinaya in Noorweejigu aad uga soo dukaamaystaan halkaas. Iyadoo ay jirtay in mudaba noorweejigu ay la...

Waa gabar yar oo saacadii ku shaqeysa 1.200 kr Magaalada Lofoten.

0
Iyadoo waqtigii kalluumaysigu uu ka bilowday Lofoten iyo Vesterålen, isla markaana ay carruur badan lacag fiican ka helaan waqtiga fasaxa jiilaalka ayey carruurtu ka...

Mudada lagu qaato Basaboorka Norway in laga dhigo 5 sano oo Barlamaanka loo gudbiyay.

0
Soo jeedin cusub oo ku aadan sharci ka hadlaya waqtiga baasaboorka iyo kaarka aqoonsiga dhalashada ayaa baarlamaanka la hordhigay, waxaa lagu wadaa in la...