Dowlada Norway oo bilaabeysa Sharciyo iyo Xanibaadyo Cusub Hadii Corona uu sii kordho
- Haddii tirada dadka cudurka qaba ay sii kordhaan, waa in aan soo bandhigno tallaabooyin faragelin ah, ayuu yiri Raymond Johansen (Labour) oo ka...
Dowlada Norway oo lacagta Kaalmada ka dhimeysa Ajaanibta aanan baran Luuqada (da’dooda oo lasoo...
Muddo yar gudahood, wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Torbjørn Røe Isaksen (H) iyo dawladda ayaa doonaya soo galootiga da'doodu ka yar tahay 30 sano...
Gudiga Midowga Yurub oo doonaya in la tirtiro Sharciga Dublin
Komishanka yurub ayaa raba inay tirtiraan xeerka Dublin isla markaana abuuraan nidaam magangalyo cadaalad ah oo masuuliyada daryeelida magangalyo doonka noqota mid is le'eg.
Waxaa...
Norway oo kordhisay Lacagta dhalmada Hooyooyinka kana dhigtay (90,300 Nok)
Xukuumadda Solberg waxay soo bandhigi doontaa miisaaniyadda gobolka ee 2021 markay tahay 7 Oktoobar. Hada hogaamiyaha KrF ahna wasiirka caruurta iyo qoysaska Kjell Ingolf Ropstad...
Norway oo Shaacisay Xiliga ay bilaabeyso bixinta Kaarka Aqoonsiga oo 13 sano la sugayay
Dib udhacyo dhowr ah kadib sanadihii la soo dhaafay, booliska ayaa hada balan qaadaya in kaararka aqoonsiga ugu dambeyn la bilaabidoono bisha November
Foto: Heiko...
Norway ” yaanan laga soo adeegan wadanka Sweden ”
Wasiirka cadaalada Norwey Monica Mæland oo shir jaraaid qabatay ayaa ka codsatey dadka noorwiijiga ah inay guryahooda iska joogaan oo aysan u gudbin xadka...
Norway oo kordhisay Lacagta caawinta ee lagu qaato Caruurta
Qof kasta oo heysta carruur ka yar da'da lix sano waxaa u kordheysa lacagta kaalmada carruurta laga bilaabo 1da Sebtember 2020. kaalmad ayaa kordheysa...
Dowlada Norway oo Dadkii ay Lacagaha siisay Xiliga Corona dib uga soo ceshaneysa
Dowlada Norway gaar ahaan Xafiiska Shaqada ee NAV ayaa shaaca ka qaaday in laga bilaabo maalinta talaada ee isbuuca danbe ay bilaabeyso soo celinta...
Norway oo Caasimada Denmark ku dartay liiska goobaha halista ah ee Corona Sharcina kasoo...
Wasiirka Caafimaadka Norway ayaa xaqiijiyay in Dalal ka tirsan Yurub ay ku dareen liiska goobaha halista ah ee aan la booqan karin waxaana goobaha...
Midowga Yurub oo diiday Aqoonsiga Doorashada ka dhacday Wadanka Belarus
Midowga Yurub ayaa soo saaray go'an ay ku diideen aqoonsiga Dowlada Belarus iyo doorashada halkaasi ka dhacday 9 bishan Agoosto taasi oo lagu tilmaamay...