Thursday, May 2, 2024

Ruushka oo soo saaray talaalka rasmiga ee Convid 19 isagoo soo bandhigay

0
Dowlada Ruushka gaar ahaan Wasaarada Caafimaadka ee Dalkaasi waxay soo bandhigtay talaalka Cudurka Convid19 kaasi oo lagu tijaabiyay dadkii ugu horeeyay laguna guuleestay sida...

Daawo:- Buuq iyo Fowda markale ka dhacday Masaajidka Towfiiq ee Caasimada Oslo

0
Masaajidka Towfiiq ee ka dhisan Caasimada Oslo ee Dalka Norway ayaa markle ka dhacday buuq iyo fowdo ay sameeyeen Somalida ku muransan Masaajidka waxana...

Waa imisa Tirada Dadka ku nool Dalka Norway ee Sanadkan 2020 la diiwaangaliyay

0
Dalka Norway oo dhaca Waqooyiga Yurub waxaa ku nool dad lagu qayaasay 5,425,586 tirada ayaana laga soo xigtay xogta Qaramada Midoobay waxaana tirada guud ee...

Daawo Barnaamijka Tixraaca Somaliska iyo Qodobo muhiim ah oo aan ku soo qaadanay

0
Daawo Barnaamijka Tixraaca Somaliska iyo Qodobo muhiim ah oo aan ku soo qaadanay. https://youtu.be/Rd49wV7NJYc  

Norway oo laga Cabsi qabo in Corona dib u soo laabtay iyadoo la raadinayo...

0
Dalka Norway ayaa aad looga cabsi qabaa in Xanuunka Corona uu dib ugu soo laabto kadib markii markabka ay leedahay shirkada Hurtigruten laga helay...

Norway oo go’an Cusub kasoo saartay Waqtiga Furitaanka Xuduudaha Sweden

0
kadib markii Shalay ay dowlada Denmark soo saartay in ay wadankeeda u furtay dhamaan Safarada iyo Xuduudaha dalka Sweden ayaa maanta waxaa shir jaraa'id...

Dowlada Somaliya oo soo saartay Waqtiga dib loo furayo Duulimaadka Caalamiga

0
Golaha wasiirrada JFS ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay ku ogolaadeen in dib loo furo dhammaan adeegyadii loo hakiyay sababo la xariira...

Ciid Wanaagsan guud ahaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska.com

0
guud ahaan shaqaalaha Somaliska waxay idin leeyihiin Ciidan Wanaagsan Sanadkan guud ahaan muslimiinta oo idil. Sidoo kale Maamulka iyo Shaqaalaha Somaliska ayaa farxaada ciida waxay...

Stockholm oo isbuuca danbe loo furayo Safarada Denmark iyo Norway

0
sida ay maanta Shaacisay Hay'ada Caafimaadka Dadweynaha waxaa dhici karta in isbuuca Danbe la furo Safarada Stockholm ee Denmark iyo Norway isla markana Dadka...

Dahabka oo gaaray Qiimaha ugu sareeyay kadib hoos u dhaca Dollar-ka

0
Dollar-ka ayaa soo wajahay Qiimo dhac aad u hooseeya marka la eego xaalada siyaasad ee u dhaxeysa wadamada Mareykanka iyo Shiina taasi ayaana keentay...