Saturday, April 20, 2024

Norway iyo Denmark waxay Nolol ahaan ku tiirsanyihiin Gobolada Xadka ee Sweden la wadaagaan

0
wadamada Norway iyo Denmark waxay nolol ahaan ku tiirsanyihiin Dalka Sweden marka la eego Xadka Wadamadan ay la wadaagaan Sweden sidaasi oo ay tahay...

Diyaaradan oo kaliya ayaa tagta Somaliya isbuuc walbo

0
Sida ay heleyso Warbaahinta Somaliska.com diyaarada Itoobiyan Airline ayaa ah diyaarada kaliya ee tagta Dalka Somaliya iyadoo marta Caasimada itoobiya ka hor inta aysan...

Wiil Hooyadiis ku dilay Magaalada Bergen kadibna isaga is dilay

0
Wararka laga helay magaalada Bergen ee Dalka Norway ayaa sheegaya in Banaanka Magaalada gaar ahaan Nawaaxiga Askøy guri ku yaala laga helay meydka hooyo...

Hooyo dishay labo Caruur ah ay dhashay oo lagu xiray Magaalada lørenskog

0
dhawaan Guri ku yaala magaalada lørenskog ee Dalka norway waxaa laga helay labo caruur ah oo la dilay iyadoo isla guriga loogu tagay hooyada...

War hada ah:- Nin Somali ah oo Dhoor Qof ku dhaawacay Dalka Norway

0
Nin Soomaali ah ayaa weerar toorey loo adeegsaday oo sababay khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac isugu jira ka geestay magaalo 90-km u jirta magaalada...

Erna Solberg oo soo dagsatay App ay somalida aad u isticmaalaan iyo eedeyn loo...

0
Raisul wasaaraha Dalka Norway Erna Solberg ayaa lagu canaantay isticmaalka iyo soo dagsashada App Tiktok oo ah App laga leeyahay Dalka Shiinaha isla markana...

Norway oo Xadkeeda u furtay Sadax Gobol oo ka tirsan Sweden iyo Sharuud ay...

0
Dowlada Norway oo Xadkeeda ka xirtay Dalka Sweden ayaa go'an kasoo saartay ku dhawaad Sadax Gobol kuwaasi oo Dadka ku nool loo ogolaaday in...

Tirada Dhimashada Corona ee laga diiwaangaliyay Sweden iyo Norway Maanta

0
Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee Sweden ayaa soo bandhigtay in 73,858 xaaladood oo ah infekshan illaa iyo hadda la diiwaangaliyay, 2469 kun oo qof la dhigey...

Norway oo soo saartay Waqtiga uu bilaabanayo Sharciga Cusub ee Imtixaanka Luuqada

0
Dowlada Norway gaar ahaan Hay'ada Socdaalka ee UDI ayaa Qoraal ay soo dhintay Bogeeda ku Shaacisay laga bilaabo Taariikhda 1-7-2021 uu bilaabanayo Imtixaanka Luuqada...

Midowga Yurub oo shaaciyay Tirada Dadka uga dhintay Xanuunka Corona

0
Wadamada midowga yurub ayaa shaaciyay tirada Dadka ugu dhintay Xanuunka corona tan iyo markii uu xanuunka soo gaaray Qaaramada Yurub. Tirada dhimashada ee lagu soo...