Thursday, March 28, 2024

Raiiselwasaaraha Norway: Waxaan ka Cabsi qabnaa in dad badan ay dhintaan

0
Sababo la xiriira heerarka caabuqa ee sare ugu kacay Norway, Ra'iisul Wasaaraha Erna Solberg (H) ayaa ka cabsi qabta in bukaanno badan oo isbitaalka...

Norway oo soo saartay Sharciyo Cusub iyo kuwa lagu adkeenayo Shaqaalaha Ajaanibta

0
Norway ayaa soo rogi doonta talaabooyin adag oo lagula dagaallamayo coronavirus ka dib markii ay dhawaanahan soo bateen tirada infekshannada, oo ay ku jiraan...

Hay’ada UDI oo soo bandhigtay tirada Qaxootiga Norway iska dhiibay Sanadkan iyo kuwa la...

0
Agaasinka soo galootiga dalkan Norway ee UDI ayaa qorsheyneysa in 1500 oo magangalyo doon ah ay soo galaan Norwey sanadkan. sidoo kalena ay rajeyneyaan 3,000...

Caawa Saacad ayaa dib loo dhigayaa Dalalka Sweden, Norway, Denmark iyo Finland Lasocod Wanaagsan

0
Sanad kasta waxaa dib loo dhigaa xiliga qaboobaha saacad iyadoo waqtiga kulaalaha lagu daro saacad taasi oo ku saleysan cabeenka iyo maalinta oo isbadal...

Raiisel wasaaraha Norway: Isbuuca danbe waxaa soo bandhigeynaa Sharciyo Cusub iyo talaabooyin adag

0
Raiisel wasaare Norway Erna Solberg (H) ayaa sheegtay in dadaalka lagu yareynayo infekshinka bisha Nofeembar iyo bilowga bisha Diseembar ay dadka reer Norway fursad...

Hooyo Somaliyed iyo shanteeda Caruur oo lagu amray in ay iskaga baxaan Dalka Norway...

1
Hooyo somaliyed iyo 5 caruur ah oo ay dhashay ayaa lagu amray in wadanka iskaga baxaan amarkaasi oo uu kasoo baxay Hay'ada dhanka soogalootiga...

Barlamaanka Norway oo Mamnuucay Guurka Ina Adeerka iyo ina Abtiga (Layaab)

0
Khamiista, aqlabiyada gudiga cadaalada ee baarlamaanka Norway (Stortinget) ayaa u codeeyay in la mamnuuco guurka inaadeerkii. Xisbiga shaqaalaha (AP) iyo xisbiga horumarka (FRP) ayaa...

Norway oo laga helay 35 nuuc oo Coronvirus ah

0
Illaa iyo hadda, intii lagu jiray xaalada Corona 35 nooc oo kala duwan oo ah coronavirus ayaa laga helay Norway, waxaana 26 ka mid...

Norway oo maanta bilowday Qaadashada Basaboorka Cusub

0
Dib udhacyo dhowr ah kadib, waxaa ugu danbeyntii la bilaabay Baasaboorka cusub ee Norwey. Kuwa ugu horeeya ee qaatay baasaboorka cusub waxaa kamid ahaa wasiirka...

Norway oo Lix sano Xabsi ah ku Xukuntay Nin Kufsaday Xaaskiisa Shan jeer (Layaab)

0
Nin kasoo jeeda Waqooyiga Noorweey oo 40 jir ah ayaa lagu xukumay lix sano oo xarig ah ka dib markii uu kufsaday xaaskiisa shan...