Wariye ka tirsan TV-ga iyo gabar sagaal jir ah ayaa lagu dilay magaalada Orlando ee gobolka Florida ee dalka Mareykanka, sida ay sheegeen booliska...
Taliye ku xigeenkii booliiska qaranka Sweden iyo taliyihii booliiska gobolka Stockholm Mats Löfving ayaa meydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaala magaalada Norrköping, sida...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa dhaleeceeyay hakinta Ruushka ee heshiiska New Start, laakiin wuxuu sheegay inaysan jirin wax muujinaya in Vladimir Putin uu adeegsan...
Dowladda iyo xisbiyada SD ayaa isku dhac ku dhexmaraya arrin ku saabsan magacaabista madaxda cusub ee dowladda, sida ay shaacisay Expressen.
masuuliyiinta sare ee labada...
Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Denmark, Claus Hjort Frederiksen, ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu gudbiyay xog sir ah.
Arintan ayaa dhacday ka dib markii...
Ruushka ayaa joojinaya ka qayb galka heshiiska hub ka dhigista nukliyeerka ee New Start, laakiin kama baxayo, ayuu ku dhawaaqay madaxweyne Vladimir Putin.
Wadahadallada u...
Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar waxaa lagu dilay gabar Soomaaliyeed oo wax ka dhiganeysay jaamacad kutaalla dalkaasi, waxaana la sheegay in gabadhan uu...
Marxuum Cali Ismaaciil oo 36 jir Soomaali ah ah ayaa lagu dilay magaalladda Arlington ee Gobalka Texas ee dalkaasi, sida ay Boliska sheegeen.
Marxumka oo...
mudo kooban Dowlada Sweden waxay joojisay labo codsi oo ku aadan in Quraanka lagu gubo Albaabka Safaarada Ciraaq loona ogolaado kuwa geysanaya falkaasi.
Booliska oo...
Koox burcad ah oo Ruush ah ayaa sheegtay in ay curyaamiyeen mareegaha lix garoon diyaaradeed oo Jarmal ah subaxnimadii Khamiista.
Kooxda Killnet ayaa ku qortay...














