dawladda Denmark ayaa soo bandhigtay hindise sharciyeedka ku saabsan sida ay suurtogal ugu noqon karto joojinta gubista qur’aanka kariimka ah.
Sida laga soo xigtay wasiirka...
Qarax ayaa ka dhacay afaafka hore ee guri Villa ah oo ku yaalla agagaarka Glasberga ee Södertälje saqdii dhexe ee habeenkii jimcaha.
Waxaa jiray qoys...
Jarmalka, Waxaa ku soo badanaya dadka aan haysan ogolaanshaha inay dalka ku sii sugnaadaan Sida ay baahiyeen Warbaahinta gudaha.
Ilaa hadda sanadkan, ku dhawaad 30...
Dowlada Sweden ayaa shaacisay tirada Caruurta laga kaxeeyay Dalka ee loo waday dalka dibadiisa iyadoo loo sameenayo Dhaqancelis Sida ay ku warantay qeybta Wasaarada...
Salwan Momikaws ayaa soo gudbiyay 12 codsi oo cusub oo ku saabsan isu imaatinka, kuwaas oo uu damacsan yahay in lagu gubo Qur'aanka, meelo...
Shirkadda gaadiidka dadweynaha ee magaalada Stockholm , SL, ayaa ugu baaqday dadka raacaya tareenada iyo basaska inay ka digtoonaadaan khatarta argagixisada ee sii kordheysa...
Kalkaalisadan u dhalatay dalka Britain oo lagu helay dambi ah inay dishay 7 caruur ah iyo inay isku dayday inay disho lix kale, ayaa...
Salwan Momika oo caan ku ahaa gubista qur’aanka kariimka ah ee dalka Sweden ayaa lagu weeraray magaalada Södertälje ee koonfurta magaalada Stockholm.
Wakaalada wararka Sweden...
Sloane Momica oo caan ku ahaa gubista qur’aanka kariimka ah ee dalka Sweden ayaa lagu weeraray magaalada Södertälje ee koonfurta magaalada Stockholm.
Wakaalada wararka Sweden...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa oggolaanshaha baarlamaanka dalkiisa ku xiray in Sweden ay xubin ka noqoto NATO iyo fulinta ballan qaadyadeedii hore u...













