Wednesday, April 8, 2026
Laga bilaabo sanadka soo socda, kaalmada waxbarashada waxaa la kordhin doonaa ilaa 1100 karoon bishii. kordhinta cusub ee lacagta kaalmada waxbarashada waxaa ku dhawaaqday CSN....
Qof dhaawac halis ah qaba ayaa loo qaaday isbitaalka kadib markii lagu toogtay Uppsala. Toogashada ayaa la sheegay in lala damacsanaa nin ay qaraabo yihiin...
Xisbiyada siyaasadeed ee ku jira heshiiska Tidö ayaa doonaya in ay ka hortagaan guurka ehelada, sida lagu sheegay maqaal dood ah oo lagu daabacay...
Booliska Copenhagen ayaa saaka go'aan ku gaadhay in la sii daayo inta hadhay 67 qof oo xalay loo xidhay xaflad ka dhacday magaalada Amager...
Saddex usbuuc ka dib bilawga teeramka, 36 arday ayaa ka maqan Sjumilaskolan ee Göteborg. Sida uu sheegay maamuluhu, weli waa xilli hore in la...
2,800 oo qof ayaa lagu qiyaasaa inay u baahan yihiin waxa loogu yeero degenaansho loo qoondeeyey dalka Iswiidan sanadka soo socda waana tiradii uug...
Subixii hore ee sabtida, dadka ku nool Caasimada Copenhagen ayaa ku soo toosay jugta Qarax xoogan kaasi oo laga maqlay nawaaxiga halka uu ka...
Dowlada ayaa dhawaan ku dhawaaqday in lasoo gudbiyo dadka sharci la'anta marka ay tagaan goobaha caafimaadka waxana sharcigan kasoo horjeestay degmooyinka qaar halka kuwa...
Sharuudo Cusub ayaa lagu Xiridoonaa Dhalashada Sweden sida ay go'aansatay Dowlada Sweden waxana Sharuudaha loo Xilsaaray Baarayaal. Labo Sharuud ayaa ugu weyn kuwaasi kala ah...
Wararka ka imaanaya magaalada Ottawa ee caasimadda dalka Canada ayaa sheegaya in weerar dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac lagu qaaday hool xaflad...