Tuesday, April 7, 2026
Dawladda Ingiriiska ayaa siisay dalka Rwanda in k abdan $100 milyan oo doolar si ay halaas u gayso dadka mgangalyo doona ah ee dalkeeda...
Mareykanka ayaa diidmada qayaxan saaray qaraar xalay la hor-geeyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo dalbanayay in Gaza laga hirgeliyo xabbad-joojin bani’aadannimo oo...
Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay in uu mar kale isu soo taagi doono in uu noqdo Madaxweynaha Ruushka marka uu xilkiisa dhamaado sanadka soo...
Gobolka Saxony-Anhalt ayaa sheegay in dadka aan aqoonsanayn xaqa ay Israa'iil u leedahay jiritaankeeda aysan noqon karin muwaadiniin dhalasho ahaan qaatay. Wasiirka arrimaha gudaha ee...
In ka badan 990,000 oo qof ayaa ku nool degmada Stockholm. Sidaas waxa muujiyay tirokoobyada cusub ee SSB. Saadaasha ayaa ah in in ka badan hal...
In ka badan 350 oo qof ayaa ku dhintay kumannaan kalana waxay ku qasabtay in ay guryahooda ka barakacaan, kaddib marki ay ciidanka Israa’iil...
Baarlamaanka dalka Denmark ayaa ansixiyay sharci mamnuucaya in si aan wanaagsanayn loola dhaqmo qoraalada diimaha. Sharcigaan ayaa loogu magac daray sharciga Quraanka kaas oo...
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan, ayaa Khamiistii ballan qaaday inuu “waa cusub” u furayo xiriirka taariikhiga ah ee dalka ay xifaaltamaan ee Greece, isagoo...
Kenya ayaa 1,500 oo shaqaale beeraley ah u diraysa Israel, sida ay sheegtay wasaaradda shaqada. Ku dhawaaqista ayaa timid ku dhawaad ​​laba toddobaad kadib...
nin da'diisa lagu sheegay 65 sano jir ayaa baraf dartii ugu geeriyooday Caasimada Stockholm Sida uu sheegay Maamulka Södertälje. Sida warbixinta lagu sheegay ninkan ayaa...