Home Wararka Caalamka Nin Baraf Dartii ugu geeriyooday Caasimada Stockholm

Nin Baraf Dartii ugu geeriyooday Caasimada Stockholm

0
Foto Fredrik Sandberg / TT

nin da’diisa lagu sheegay 65 sano jir ayaa baraf dartii ugu geeriyooday Caasimada Stockholm Sida uu sheegay Maamulka Södertälje.

Sida warbixinta lagu sheegay ninkan ayaa xafadiisa kasoo tagay Subixii hore Waxana uu maray harada Vällingen ee Södertälje halkaasi oo laga helay medkiisa.

Ehelada ninkan ayaa xiriiir la sameeyay Maamulka taasi oo keentay in baadi goob loo galo waxana ugu danbeyn laga helay haradaasi.

Qabowgii ugu adkaa ayaa ka jira Gudaha Sweden gaar ahaan Caasimada Stockholm iyadoo dadka lagu wargaliyay in aysan kaxeen gawaarida madama ay dhaceen shilal.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here