Home Wararka Caalamka Putin markake ma u tartami Doonaa doorashada madaxtinimada soo socota ee...

Putin markake ma u tartami Doonaa doorashada madaxtinimada soo socota ee Ruushka ka dhici doonta?

0
Photo/Sputnik/Sergey Guneev/Kremlin via REUTERS

Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay in uu mar kale isu soo taagi doono in uu noqdo Madaxweynaha Ruushka marka uu xilkiisa dhamaado sanadka soo socda.

Go’aankan oo si weyn loo wada sugayey ayaa sida muuqata shaaca waxaa ka qaaday sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada milateriga, kadib xaflad abaal marin ah oo ka dhacday magaalada Moscow, waxaana hadda tabinaya wakaaladaha kala duwan ee Ruushka. Afhayeenka rasmiga ah ee Kremlin-ka, Dmitry Peskov, ayaa sheegay in tiro “la yaab leh” oo dadka Ruushka ah ay doonayeen in Mr Putin uu sii wado hogaaminta Ruuhska.

Putin ayaa markii shanaad qaban doono xafiiska hadii uu guleysto. Codbixintu waxay dhici doontaa inta u dhaxaysa March 15-keeda iyo 17-keeda.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here