Home Wararka Caalamka Dowlada Ingiriiska oo Rwanda siiyay $125 milyan oo doolar oo hor leh...

Dowlada Ingiriiska oo Rwanda siiyay $125 milyan oo doolar oo hor leh Iyo Wasiirkii Soogalootiga oo is Casilay

0

Dawladda Ingiriiska ayaa siisay dalka Rwanda in k abdan $100 milyan oo doolar si ay halaas u gayso dadka mgangalyo doona ah ee dalkeeda jooga.

Lacagtaan ayaa la siiyay Rwanda bishii April, sida ay sheegay waaaradda arimaha dibadda.Horay ayaa loo siiyay $175 milyan dalka Rwanda.

Sidoo kale waxaa la rajeynayaa in $60 milyan oo kale la siiyo sanadka soo socda.

Arrintaan ayaa imaaneysa saacado kadib markii ra’iisl wasaaraha Ingiriiska Rishi Sunak uu wacad ku maray “inuu hawshaan dhameys tiri doono” isaga qorshahaas soo noolaynaya kadib is casilaadii wasiikiisii soo galootiga ee todobaadkaan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here