Xafiiska Shaqada ee Dalka sweden u qaabilsa dhanka Shaqooyinka ee Arbetsförmedlingen ayaa soo bandhigay shaqooyinka laheli karo mustaqbalka hadii la barto.
Shaqooyinka lasoo bandhigay waxaa kamid...
Maxkamad ku taalla Magaalada Borås ayaa xukun ku riday sadax nin oo lagu eedeeyay dil wiil dhalinyaro ah oo toorey ama mindi lagu dilay sanadkii...
Dalka Danmark waxaa fikrad aan macquul aheyn lagu tilmaamay fakar ay soo jeediyeen xisbiga socialdemokraterna ee ku aadan dhanka Qaxootiga.
Fikradaasi ayaa dhigeysa in Qaaxootiga Dalkaasi...
Ciidanka amaanka Dalka Ruushka ee FSB ayaa xiray ku dhawaad 5 ruux oo magangalyo raadis ah kuwaasi oo u soo socday dalka Norway sanadkii hore...
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jammie Åkesson oo talaadadii wareysi siiyay Joornalka Aftonpladet ayaa ka laabtay hadalkiisa ku aadanaa in la la mamnuuco niqaamka ama indho shareerka,
Åkesson...
kadib markii dhawaan uu xilka taliyaha booliska Dalka sweden uu iska casilay Dan Eliasson waxaa la magacaabay taliyaha Cusub ee Booliska Sweden kaasi oo lagu...
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jammie Åkesson ayaa wareysi uu bixiyay waxa uu ku sheegay in aan waqti badan looga baahneen sidii loo mamnuuci lahaa xijaabka...
Norway oo kamid ah dalalka ay iska dhiibaan Qaxootiga ayaa markaan waxay qiimeyn ku sameeneysaa mid kamid ah barnaamijyada laga barto Dalkaasi.
Barnaamikan oo loo...
Makamad darajada labaad ee racfaanka dalka norway ayaa markii ugu horeesay ogolaatay in kiiska Mahad Abiib loo soo hormariyo xili uu ku sugan yahay...
Inkasta oo ay dawladdu ballan qaaday sannad hortii sidii ay eegis ugu sameeyn lahayd suurtagalka iney suuriyaanku ka dalban karaan mideeynta qaraabada safaaradda uu...















