Waxay u muuqataa fursadihii u danbeeyay ee lagu heli karo imtixaanka tijaabada ee loo yaqaano ( kunskapsprovet ) kaasi oo dadka galaan marka ay qaadanayaan sharciga ogolaanshaha gaari wadista ee ( Körkort) marka la fiirsho su.aalihii hore.
guud ahaan ayaa...
Gudoomiyaha Cali Gacal Casir oo la sugayay imaatinkiisa ayaa sheegay in ay ku da’daali doonaan dhameys tirka Heshiiskii la gaaray waxa uuna intaa raaciyey in uu gacan ka geysan doono fududeenta shaqada baarlamaanka sida isku dhafka labada baarlamaan ee...
inkastoo Sharciga la xiriira Mamnuucida sigaarka goobaha qaarkood ay dowlada ku guuldareesatay hadana waxay wali dowlada wadaa sidii goobaha qaarkood looga mamnuuci lahaa sigaarkaasi.
Golaha sharciga ayaa sheegay in ay adagtahay in la qeexo goobaha laga mamnuuci karo cabista sigaarka...
xafiiska suuqa shaqada ee Arbetsförmedlingen ayaa soo saaray qeyb kamid ah natiijada ku aadan bisha January ee dadka labada sano ka tirsan Suuqada Shaqada.
Warbixinta ay soo saareen Suuqa shaqada waxaa kamid ah in 10 kii qof 4 kamid ah ay...
iyadoo magaalada Göteborg lagu toogtay labo qof ayaa wararka laga helay booliska waxay sheegayaan in labadaasi qof laga siidaayay dhanka isbitaalka.
Sida ay sheegayaan booliska Magaalada Göteborg waxaa la siidaayay labadii qof ee lagu toogtay nawaaxiga ama wadada Linnégatan ee magaaladaasi...
shalay galabkii ayuu jirsaday 110 sano ninka ugu weyn dalka sweden kaasi oo markasta u dabaal daga xiliga uu dhashay caadiyan,
Carl Mattson ayaa dabaal daga sameeya isagoo fadhiya kursi yaalla gurigiisa dhexdiisa markaasi oo fiyoore badan ka danbeeyaan,
Waxa uu...
Wararka laga helayo dhanka magaalada Göteborg ayaa sheegaya in caawa halkaasi ay ka dhacday toogasho loo geestay labo qof oo ku sugnaa magaaladaasi.
toogashda ayaa ka dhacday Nawaaxiga Linnaeus halkaasi oo laga maqlay toogashada sida ay sheegeen booliska magaalada Göteborg.
Weerarka ayaa...
Sida uu sheegay Booliska Magaalada Göteborg ee Caasimada labaad ee sweden waxaa Xaafada Biskopsgården laga helay meydka qof.
Booliska ayaa helay Fariin muujineysa in qof meydkiisa uu yaala xaafadaasi kadib markii dad badan ay goobtaasi ku arkeen qofkaasi,
booliska ayaa digniinta waxay...
Raisal wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa gaaray dalka Mareykanka halkaasi uu kulamo kula qaadandoono Madaxda Dalka Mareykanka gaar ahaan Madaxweyne Donald Trump.
Habeenkii xalay ayaana kulan waxa uu dhexmaray labada masuul kaasi oo ku aadan xiriirka labada dhinac ee soo...
Dalka Norway waxaa la filayaa in uu kulan dhexmaro hay.ada socdaalka u qaabilsan dalkaasi ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano UDI iyo Bulshada Somalida.
kulanka ayaa waxa uu salka ku hayaa sidii somalida ku nool Dalka norway loo siin...