Dowladaha Maraykanka, Canada, Ukraine iyo afar iyo toban dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay inay dalalkooda ka eryayaan boqolaal dublomaasi oo Ruush ah.
Go’aankan ayey sabab uga dhigeen weerarkii sunta habdhiska dareen wadka...
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa doonaya in iskuulada Qaarkood ee Dalka Sweden laga Mamnuuco isticmaalka Taleefanada.
Wasiirka Dhaqaalaha Magdalena Andersson iyo Wasiirka Tacliinta Sare iyo Waxbarashada Anna Ekström ayaa kasoo horjeeda mamnuucida taleefanka iyagoo u arka muhiimad inta lagu guda jiro waxbarashada.
xisbiga ayaa doonaya in Mobilada laga...
Iyadoo ay dhoor bilood oo kaliya ay ka harsantahay Xiliga Doorashada Dalka Sweden ay dhacayso ayaa waxaa socda Soo bandhigida Xisbiyada Dalka ay ku soo bandhiyaan Qorshahooda doorashada Dalka iyo waxyaabaha ay diirada saarayaan.
Xisbiga Miljöpartiet oo kamid ah kuwa ku...
Habeenkii xalay ayaa la badalay Saacada Sweden taasi oo lagu kordhiyay 1 Saac Waqtigii hore.
Saacada la kordhiyay ayaa ku aadan xiliga Saamarka oo bilowday waxana durba maanta laga dareemay guud ahaan Dalka Sweden.
Waxaa dhanka kale isbadalay Waqtiga Salaada ee...
Dowlada Norway ayaa wada shari dhigaya in aan goobaha waxbarashada lagu dhigan karin indho-shareerka.
Qorshahan ama Hinsidahan ayaa dowlada go.ankeeda soo saartay waxana la filayaa maanta in la shaaciyo.
ilaa sadax wasiir oo kamid ah Dowlada Norway ayaa la filayaa in...
Hay.ada Ceemiska Sweden ee försäkringskassan ayaa soo bandhigtay lacag loo baxshay qaab qalad ah kadib shir jaraa.id oo maanta qabatay Hay.ada.
Ku dhawaad 900 Milyan ayaa loo bixiyay qaab qalad ah taasi oo lagu bixiyay Caruurta loo xanaaneeyo Jirada.
Alexandra Wallin oo...
Badanaa qorshaha dowlada Sweden ee ku aadan in sharci la siiyo dadka qaxootiga ku ah dalka maahan mid toos loogu dhawaaqo hase yeeshee waa mid si dadban dowlada xoog ugu saarto dhanka sharciga.
Dowlada ayaana hada dooneysa in fursad la...
Barlamaanka Sweden ayaa sheegay in marna aan la ogolaandoonin guurka caruurnimada.
go.anka barlamaanka uu ka joogo arintaasi ayaana ah in la mamnuuco arintaasi oo walaac laga muujiyay.
Xubnaha Barlamaanka Sweden ayaa dhanka kale waxay sheegyeen in Sharciga ajaanibta isku guursada hada...
iyadoo ay xilka wasiirka cadaalada ay iska casishay Sylvi ayaa isla maanta waxaa la magacaabay Wasiirka Cusub ee Cadaalada.
Sida lagu Baahiyay Warbaahinta Per Sandberg ayaa loo magacaabay wasiirka cadaalada isagoo xilkaasi u heyndoono qaab ku meel gaar ah,
Per Sanberg...
Hay.adaha Qaramada Midoobe u qaabilsan Caruurta ee UNICEF ayaa sheegtay in Dalka sweden uu caruurta ula dhaqmay qaab ka duwan sida caalamiga.
Christina Heilborn oo u hadashey Unicef ayaa sheegtay in Xeerar badan iyo Warqado badan oo qaab sax ah...