Home News in English Waalid guur ku qasbay gabadhooda oo 13 sano jir ah oo la...

Waalid guur ku qasbay gabadhooda oo 13 sano jir ah oo la Maxkamadeeyay..

0

ugu dabneyn Sweden waxaa Maxkamad la saaray Waalid xoog ugu qasbay gabadhooda in ay guursato.

gabadhan oo 13 sano jir ah ayaa lagu qasbay in ay guursato nin dhacdadan oo ka dhacday Värmland sanadkii 2015 ayaa hada la maxkamadeeyay.

Xiligaasi gabadha ayaa aaday xaruunta booliska iyadoo ku wargalisay sida waalidkeeda ugu qasbeen guurka iyagoo xiligaasi jirdil u geestay.

ninka gabadha guursay ayaa la cafiyay iyadoo loo sababeeyay in uusan waxba ka ogeen gabadha lasoo qasbay.

Waalidka gabadha dhalay oo kasoo jeeda suuriya ayaa lagu xukumay in ay danbi galeen madama ay gabadha qasbeen hase yeeshee maxkamada ayaana waalidka ku xukumin xabsi.

ururada u dooda gabdhaha dhalinyarad xaquuqdooda ayaa arintaasi kasoo horjeestay waxana ay shegeen in waalidkan lagu xukumo danbi adag.

Dalka sweden waa mamnuuc in la guursado dgalinyarad ka hooseesa 18 sano jirka waxaa sidoo kale mamnuuc ah in qof lagu qasbo guur.

Somaliska Stokcholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here