Home Wararka Maanta Kuleelkii ugu darnaa oo ka jira Guryaha Sweden Dowlada oo Codsatay..

Kuleelkii ugu darnaa oo ka jira Guryaha Sweden Dowlada oo Codsatay..

0

Bisha July ayaa noqotay Bisha ugu kuleelka Badan Dalka Sweden taasi oo keentay in dadka qaarkood ay guryaha ku jiriwaayaan.

Kuleelka ayaa gaaray Xaraada 30 Degrii halka Magaalada Hästveda ee  Skåne uu dhaafay 34.6.Degrii maalinta Arbacada waxana arintaasi keentay in Ururada kuryaha kireeya laga dalbado caawin dhoor isbuuc.

Dadka dagan guryaha ay leeyihiin ayaa la waydiiyay in ay ku noolaan karaan kuryaha ay ku jiraan halka xaruumaha lagu hayo dadka waayeelka ay ku dhinteen dad badan kuleelka awgeed.

Dowlada Sweden ayaa la tacaaleysa dabka ka socda dhulka keemaha kaasi oo keenay kuleelka Dalka ka jira waana kuleelkii ugu darnaa ee dalka ka dhaca sanadkan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here