Wednesday, April 1, 2026
Dalka Kanada waxaa sanadihi la soo dhaafay galay muhaajiriin badan oo ka qaxay dalka Maraykanka, ka dib marki maamulka madaxweyne Donald Trump uu adkeeyay...
hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson ayaa heesta Mudo labo Isbuuc ah si uu u soo dhiso Dowlad Cusub. Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén ayaa go. an saday...
inkastoo aan leesku raacin Dhismaha Dowalda Cusub hadana Hogaamiyaha Xisbiga M Ulf Kristersson oo shir jaraa.id la qabtay Afayeenka Barlamaanka ayaa sheegay in uu dhisayo...
Xisbiga AP ee Dalka Norway ayaa soo bandhigay Sharciyo la xiriira Dhanka Soo galootiga kaasi oo dhawaan gudiga u xilsaaday Gudi. Sharciyada Gudiga ay soo...
Hogaamiyaha Xisbiga Moderatka Ulf Kristersson ayaa sheegay in uu Dhisayo dowlad isbaheysi ah oo taageero ka heleysa Xisbiga Socialdemokraterna. Hadalkaasi kadib Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna SD Jimmie...
Labo nin oo cilmi baaris ah oo kasoo jeeda wadamada Mareykanka iyo Japan ayaa sanadkan la gudoonsiinayaa abaalmarinta Nobel Prize. Labada Nin ayaa daaha ka rogay...
Markii ugu horeesay Kamuunada Taajiriinta ayaa caawindoona Kamuunada ama Degmada ay ku noolyihiin dadka Faqiirka. Barlamaanka Sweden ayaa go.ansaday sharci dhigaya in Kanuumada Taajiriinta ay...
Hay.ada Laanta socdaalka Sweden ayaa maanta soo gudbisay tirada Dhalinyarada loo diiday sharciga ee ku jira waxbarashada heerka sare. Migrationsverket ayaa sheegtay in bishii july...
mudo dhoor isbuuc ayaa laga joogaa markii xisbiyada labada dhinac ay kasoo horjeesteen isla markana meesha ka saareen Xisbiga Sverigdemokraterna kaasi oo waayay boosaska...
Hay.ada Laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverketka ayaa ka hadashey go.anka maxkamada sare ee ku aadan sharciga iskuulka sare kaasi oo dhigaya in sharciga shaqeen karo. Migrationsverketka...