Home Wararka Maanta Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Åkesson oo sheegay in uu Rajeynayo Wada hadalka Kristersson,

Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Åkesson oo sheegay in uu Rajeynayo Wada hadalka Kristersson,

0

Hogaamiyaha Xisbiga Moderatka Ulf Kristersson ayaa sheegay in uu Dhisayo dowlad isbaheysi ah oo taageero ka heleysa Xisbiga Socialdemokraterna.

Hadalkaasi kadib Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna SD Jimmie Åkesson ayaa sheegay in uu rajeynayo in Ulf Kristersson uu lasoo xiriiro.

Waxa uu intaasi ku daray in uu wada hadalka uu rajeynayo uu yahay mid macquul ah hadii aysan dhicin arintaasi ayuu sheegay in aysan aqoon saneyn dowlada uu hogaaminayo Ulf Kristersson.

Hadalka Jammie ayaa ku soo aadaya iyadoo Xisbiga Moderateka uu meesha ka saaray in dhismaha Dowlada cusub lagu daro xisbiga SD.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here