Home Wararka Maanta Norway Ganaax Lacageed oo laga Qaadayo Waalidka Caruurtooda ka Maqnaadaan iskuulka.

Norway Ganaax Lacageed oo laga Qaadayo Waalidka Caruurtooda ka Maqnaadaan iskuulka.

0

Xisbiga AP ee Dalka Norway ayaa soo bandhigay Sharciyo la xiriira Dhanka Soo galootiga kaasi oo dhawaan gudiga u xilsaaday Gudi.

Sharciyada Gudiga ay soo bandhigeen Waxaa kamid ah in Dadka soo dhameysta Xabsiyada aan dib loogu celin xaafadaha ay ku noolyihiin dadka soogalootiga.

Caruurta dhigata Goobaha Xanaada ( förskola ) in ay goobta xaanada joogaan waqti dheeraad ah oo ka badan waqtiga loogu tala galay.

Gudiga ayaa dhanka kale soo jeediyay in lacag ganaax ah laga qaado Waalidka Caruurtooda ay ka maqnaadaan iskuulka iyadoo sababta aan la sheegin.

ugu danbeyn ayuu gudiga waxa uu soo jeediyay in Dadka ku cusub dalka Norway la dajiyo kamuuno ama deegaano kale si qofka uu shaqo u helo.

Somaliska OSlo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here