Home Wararka Maanta Kamuunada Taajiriinta oo Caawinaya Kamuunada kale ee Dadka Faqiirka ku noolyihiin.

Kamuunada Taajiriinta oo Caawinaya Kamuunada kale ee Dadka Faqiirka ku noolyihiin.

0

Markii ugu horeesay Kamuunada Taajiriinta ayaa caawindoona Kamuunada ama Degmada ay ku noolyihiin dadka Faqiirka.

Barlamaanka Sweden ayaa go.ansaday sharci dhigaya in Kanuumada Taajiriinta ay Lacag siiyaan kuwa kale ee Faqiirka.

Habka loo shaqeeyo ayaa hada dib loo hagaajindoonaa iyadoo la fiirandoono Kamuunka u baahan caawinta iyo kan bixin kara lacagta.

Håkan Sörman oo sameesay qorshaha ayaa sheegtay in farqi weyn uu horay ugu dhaxeeyay kamuunada.

Labada Kamuun ee ugu lacagta bixinta badan ayaa ah Stockholm County 
iyo Västmanland.

Somaliska Stockholm,

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here