Monday, February 2, 2026
Afayeenka baarlamanka Sweden Andreas Norlén ayaa dhowaantan ka faallooday wadahadallo uu la yeeshey labada hoggaamiye ee Stefan Löfven (S) iyo Ulf Kristersson (M). '' waxaan...
Waxaa soo dhow u dabaal degga sannadka cusub ee 2019 hase yeeshee sannadkan ayay ugu dambeysaa in dadka caadiga ah ka soo iibsan karaan...
Maanta oo jimce ah ayaa laga sugayaa hoggaamiyayaasha xisbiyada Sooshaalka iyo Moderat-ka Stefan Löfven iyo Ulf Kristersson in ay ku war celiyaan afhayeenka baarlamanka...
Laga soo bilaabo 1986 waxaa sannad walba haddaayaa la soo bandhigaa ereyada cusub ee ku soo biirey qaamuuska afka ee luuqadda iswiidhishka. Sannadka 2018 waxaa...
Dhamaadkii Diseembar, 63,500 ayaa si buuxda shaqo la'aan u ahaa sida ay sheegtay Nav. Taasi waxay u dhigantaa 2.3 Boqolkiiba Shaqaalaha. Shaqo la'aanta guud, oo...
Hay.ada dhanka cimilada u qaabilsan dalka sweden ee SMHI ayaa digniin xoogan kasoo saartay silbashada wadooyinka dalka kadib markii uu dhalaalay barafka dhawaan da.ay. maalinta...
Dhul gariir ayaa laga dareemay Degmada Gävle habeenkii xalay sida ay sheegeen dadka Deegaanka oo dareemay dhul gariiskaasi oo dhacay abaaro 22:22 ee xalay. Dadka...
isbadal ku imaanka kara Xaalada Qaxootiga Sweden. Tan iyo bishii sempter ee sanadkan oo doorasho ka dhacday dalka sweden waxaa hoos u dhacay shaqada laanta...
Qof ayaa lagu toogtay Magaalada Malmö xiliga fiidkii ee Caawa Saacada marka ay aheyd 8:00 pm sida uu qoray joornalka Sydsvenskan. Weerarka ayaa u muuqday mid...
Booliska dalka sweden ayaa ugu danbeyn ku dhawaaqay in Nathalie oo 21 sano jir ah la helay meydkeeda. Nathalie oo kasoo jeeda magaalada Eksjö ayaa...