Home Wararka Maanta Sweden Shirkada Google Map oo soo kordhineysa in aad ogaato Xawaaraha Wadada...

Sweden Shirkada Google Map oo soo kordhineysa in aad ogaato Xawaaraha Wadada iyo Camerada ku xiran.

0

Shirkada Google Map ayaa bilaabeysa in ay dadka wada gawaarida ay ogaan karaa camerada wadada ku xiran xawaaraha loogu tala galay iyo in qofka uu ogaado wadada uu ku socdo xawaaraha loogu tala galay taasi oo maanta aysan laheyn.

App-ka Google Maps ayaa badankiisa waxa uu ku jiraa taleefanada casriga iyo sidoo kale gawaarida nuuca u danbeeyay hase yeeshee malaheen ogaan shaha wadada aad mareyso camerada ku xiran iyo xawaaraha lagaa doonaya.

App-ka kale ee Waze oo ay leedahay shirakada Google ayaa leh in aad ogaato xawaaraha Wadada aad mareyso hase yeeshee dadka badankooda ayaa isweydiiyay sababta uusan google map u laheen taasi.

sida laga soo xigtay Teknikens Värld adeegan ayaa bilaabanaya mustaqbalka dhow lakin waxa uu qaadanayaaa mudo dheer si loo hirgaliyo.

Somaliska Stockhom

Xigasho/nyheter24

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here