Maxkamada Degmada Oslo ayaa xukun ku riday haweeney 31 sano jir ah oo somaliya kasoo jeeda taasi oo lagu eedeeyay in ay kamid tahay...
Tirada dadka soo galootiga ah iyo kuwa ay dhaleen ayaa tiradooda oo guud lagu sheegay inay tahay 944.202 oo qof.
Tiro koob ay samaysay waaxda...
Bulshada ku dhaqan xaafadda Rinkeby iyo nawaaxigeeda ayaa dhibaato baaxad leh ku qaba jaranjarada socota ee xarunta tareenka ee xafaddaa, iyadoona maalmahan ugu dambeeyey...
Haweendeydaas ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Muna Kuri da’deedana waxaa lagu sheegay ilaa 36 jir, waxaana meydkeeda laga helay gurigii ay deganeyd oo ku...
Ninkan da’da sodomeeyada ah oo la dhigay isbitaal kadib markii bartamaha magaalada lagu tooreeyey.
Ninkan oo aan la sheegin inta uu dhaawaciisu la egyahay ayaa...
Barnaamijka wararka Mot ee laga baahiyo dalka Finland ayaa sheegay in bangiga Nordea uu qayb ka yahay dhaqistii lacagta suuqa madow ee horey loogu...
Xafiiska shaqada ee Arbetsförmedlingen ayaa shaaciyay in albaabada loo xidhi doono 130 xafiis ka mid ah 242 ay ku leeyahiin dalkan sannadkan gudahiis. Sida...
dowlada Sweden ayaa dooneysa in sharci daro noqoto caawinta ama taageerida kooxaha argigixisada ee ka dagaalanta caalamka waxana arinkaasi kasoo saareysaa sharci cusub oo...
Maamulayaasha Federalka ee dalkaasi ayaa la sheegay inay eegayaan Farriin Nacayb daran oo lala beegsaday Ilhaan Cumar oo ah Xildhibaanad Somali-Maraykanka ka tirsan Kongareeska...
Dhawr shirkadood oo iibiya dharka aanay mididu karin oo sheegay in iibsiga dharkaasi uu kor u kacay waqtiyadan.
Maamulaha hawl maalmeedka dukaanka SpyShop ee magaalada...














