Thursday, May 2, 2024
Dalka Germalka Waxaa ka dhacday Dhacdadii ugu xooganeyn taasi oo lagu tilmaamay Xasuuqii labaad ee ka dhaca dalkaasi tan iyo dagaalkii labaad ee Aduunka. Kalkaaliya ka hoolgala Dalkaasi ayaa lagu soo eedeeyay dilka 99 qof oo bukaan ah kuwaasi oo...
kadib markii Hogaamiyaha Xisbiga Socialdemokraterna Stefan Löfven uu ku dhawaaqay in uusan soo dhisi karin Dowlad Cusub ayaa ku dhawaaqista kadib waxaa shir jaraa.id qabtay Afayeenka Barlamaanka. Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén ayaa ugu horeen diiday in xisbi kale uu...
Sida ay sheegayaan warbaahinta norway Baraf xoogan ayaa laga filayaa Bariga Dalka Norway kaasi oo da.idoona Xoogiisa Maalinta Talaadada. dadka ku nool bariga Dalka Norway ayaa loogu baaqay in Gawaarida ay uga tagaan guryaha isla markana ay isticmaalaan Tareenada iyo...
Mudo 20 Sano ayaa laga joogaa Dabkii xooganaa ee ka dhacay Caasimada Gotenborg Halkaasi oo dad badan ku dhinteen. ku dhawaad 63 Qof ayaa ku dhimatay Goob ka socotay Xaflad halkaasi oo Boqolaal kale ay ku dhaawacmeen waxana xiligaasi goobta...
mudo 11 sano ay hogaamineysa Xisbiga Feministiskt Initiativ ayay ku dhawaaqay in ay guud ahaan joojisay Shaqada Xisbiga sanadka danbe. Gudrun Schyman ayaa shaqada Qabatay Sanadkii 2005 waana xisbi aan heysan Codad badan kadib markii uu helay codad aad u...
Wararka laga helayo Xaruunta Barlamaanka ayaa sheegaya in Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson uu kulan la qaadanayo Afayeenka Barlaanka Sweden. Kulanka ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee Ulf Kristersson la qaato Andreas Norlén tan iyo markii saaka uu Stefan ku...
Raisal wasaarihii hore ee Sweden Stefan Löfven ayaa maanta gudbiyay natiijada ugu soo baxday mudo labo isbuuc ah oo lasiiyay Xisbigiisa si uu dowlad cusub u soo dhiso. Stefan Löfven oo kulan la qaatay afayeenka Barlamaanka Sweden ayaa kulanka kadib...
Maalinta Axada ee dhamadka isbuucan ayaa la filayaa in Hal Saac dib loo dhigo Waqtiga Caadiga madama la galayo Xiliga Jiilaanka ee loo yaqaano vinterka. isbadalka Saacad ayaa sabab u ah Waqtiga Xagaaga oo dhamaaday iyadoo sweden inta badan ay...
Wadamada Finland iyo Sweden ayaa kala badalan waqtiga Saacada ee Zone lakin waxaa dhici karta in isku waqti noqdaan hadii Barlamaanka Yurub uu ansixiyo arintaasi. Labada Dalk ayaa Waqtiga ku kala badalan Tusaale Ahaan Marka Sweden u tahay 08:00 am...
Sida uu xaqiijiyay Warbaahinta SVT Hogaamiyaasha Xisbiyada S iyo M ayaa saaka yeeshay kulan gaar ah. Ulf Kristersson ayaa hogaamiyaha Xisbiga Moderateka ayaa kulankaasi u xaqiijiyay Warbaahinta SVT. Sida SVT ku waramayo Ulf Kristersson ayaa ka gaabsaday waxyaabaha looga hadlay kulankaasi iyo...