Thursday, May 2, 2024
ku dhawaad labo gaari oo nuuca Taxiga ah ayaa xalay lagu gubay Magaalada Malmö ee Caasimada sadaxaad ee sweden. abaaro 1:30 am ee xalay ayaa la gubay tagaasiga waxana xiligaasi Booliska soo gaaray in gawaari la gubay. Gawaarida ayaa lagu gubay...
Raisal wasaaraha Sweden Stefav Löfven ayaa maanta oo isniin ah waxa uu kulan la qaatay Afayeenka Barlamaanka Sweden. kulanka ayaa ku saabsanaa ka warbixinta halka ay wax u marayaan Stefan oo La siiyay mudo labo isbuuc ah Xili maanta ay...
booliska Dalka Norway ayaa baahiyay 20 Sano jir kasoo jeeda Dalka sweden kaasi oo looga shakinsan yahay in uu dil ka geestay Caasimada Dalkaasi. Sawirada ninkaasi ayaa lagu baahiyay warbaahinta waxana uu noqday qof aad loo doonayo kadib markii looga...
Raisal Wasaarihii hore ee Sweden Stefan Löfven ayaa markale helay fursad uu Ku noqon karo Raisal Wasaaraha Sweden kadib la siiyay labo isbuuc oo fursad ah Si Dowlad cusub u soo dhiso taasi oo kalsooni ka heesata Barlamaanka. Waxaan Halkan...
Xaaska Raisal wasaarihii hore ee Sweden Olof Palme ayaa u geeriyootay xanuun ay qabtay sida laga soo xigtay qoyska Haweeneydaasi. Lisbeth Palme ayaa Xaas u aheyn Raisal wasaare Olof Palme oo lagu toogtay Bartamaha Caasimada Sweden Sanadkii 1986. Waxay kamid Aheyd Dad faro...
Hogaamiyaha Xisbiga S Stefan Löfven oo la siiyay mudo labo isbuuc ah in uu ku soo dhiso dowlada kalsooni ka heesata Barlamaanka ayaa u muuqda mid la kulmaya dhibaato xoogan. Xisbiyada Centerpartiet och Liberalerna ayaa shaaca ka qaaday in ay...
Hay.ada Laanta Socdaalka Sweden ee migrationsverket ayaa diidmo siisay ku dhawaad 1401 kun oo qof kuwaasi oo xareestay codsi ku aadan sharciga lagu helayo waxbarashada dugsiga sare ee (gymnasium). Dadka la siisay Diidmada ayaana buuxin sharuudaha looga baahnaa si ay...
Shalay oo Arbaco aheyd waxaa kulan wada qaatay Hogaamiyaha xisbiga Vänsterpertiet Jonas Sjöstedt iyo sidoo kale Stefan Löfven oo ku hoolan dhismaha Dowlad Cusub oo garab ka heleysa dhinacyada kala duwan. Jonas Sjöstedt ayaa warbaahinta u sheegay in xisbiga Centerpartiet...
Xaalada Mahad Abiib ayaa u muuqata mid soo hagaageysa kadib markii Maalinta isniinta ay maxkamadeyntiisa dib ugu bilaabatay Caasimada Dalka Norway ee Oslo. Dacwada Mahad Abiib ayaa la filayaa in ay ka qeyb galaan ilaa 1o marqaati oo kasoo jeeda...
Hay.ada Laanta Socdaalka Sweden ee migrationsverket ayaa go.an ku gaartay in ay joojiso isla markana dib u dhigtay qorsho lagu celin lahaa wiil 6 sano jir ah. Denis oo kasoo jeeda Dalka Ukraine iyo Hooyadiisa ayaa Sweden iska dhiibay Sanadkii 2015...