Home Wararka Maanta Margot Wallstrom ” Aniga ahaan waan ku faanayaa in Sweden Ay Dal...

Margot Wallstrom ” Aniga ahaan waan ku faanayaa in Sweden Ay Dal u Aqoonsato Falastiin”

2

Wadanka Sweden ayaa noqday wadanka kaliya ee ka tirsan Midowga Yurub ee aqoonsada Dalka Falastiin oo wadamada qaar aysan wali u aqoonsan dal madax banaan.

Aqoonsiga Sweden ee Falastiin ayaa dhacday sanadkii 2014 iyadoo Dowlada aysan sugin go’anka Midowga yurub ee Xiligaasi oo ilaa hada aan lasoo saarin.

Wasiirada Arimaha Dibada Margot Wallstrom oo wareysi bixisay ayaa sheegtay in wadankeeda uu qaatay go’an feecan isla markana sii wadayaan caawinta Shacabka Falastiin.

Margot Wallstrom ayaa intaasi ku dartay in ay ku faaneyso go’ankaasi kadib wareysi ay siisay talafashinka Dowlada Sweden.

ugu danbeyn ayay sheegtay in Wadamo badan oo caalamka ay ku biireen go’anka Sweden isla markana aqoonsadeen wadanka Falastiin.

Somaliska Stockholm

Xigasho/Alkompis

AD

2 COMMENTS

    • Aduunkan Bila cadaalaad ayuu noqday bal Israel ba way aqoonsadeenee maxay Palestine ku diideen oo South Sudan oo Mar dhow ahayd ba way ogoladeena
      Anyway WASIRAADAN way ku mahadsan tahay go anka ficn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here