Saturday, April 4, 2026
Dalka Cumaan ayaa hadda ka hadlay duqeymaha Mareykanka ee Ciraaq iyo Suuriya, iyadoo wasiirka arrimaha dibadda uu muujiyay "walaac weyn oo ku aaddan xiisadda...
Dab ka kacay kaymo ku yaala bartamaha dalka ku yaala Laatin Ameerika ee Jili ayaa waxa ku dhintay 51 qof, iyadoo ay kordhi karto...
Dowladda Ruushka ayaa ku baaqay kulan deg deg ah uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeesho duqeymaha Mareykanka uu ku hayo kooxaha maleeshiyadka...
Dowlada Norway ayaa isbadal ku sameesay Ganaaxyada adka jabiya Sharciyada kala duwan ee loo isticmaalo Gaariga hadii ay tahay isticmaalka Mobileka ama jabinta sharciyada...
Sida lagu qoray Boga Mitt Nin 15 jeer raadsaday Daryeel Caafimaad mudo dhoor bilood ah ayaa ugu danbeyn waxaa ku dhacay Xanuunka Kansarka madama...
Kuwiinna hadda nagu soo biiraya, waxaan halkan ku soo koobaynaa arrimihii ugu waaweynaa tan iyo markii Maraykanku bilaabay duqaymaha habeenimo ee Ciraaq iyo Suuriya. Mareykanka: Mareykanku...
Howlgalka Israa’iil ayaa wali ka sii socda magaalooyin kala duwan oo ku yaala Marinka Gaza iyadoo ay tahay maalintii 120-aad ee dagaalka. Diyaaradaha Israa’iil ayaa...
Mareykanka ayaa qaaday duqeymo dhanka cirka ah oo lala beegsaday 85 bartilmaameed oo lala xiriirinayo Iran Ciraaq iyo Suuriya. Pentagon-ka ayaa xaqiijiyay in ay uga...
Laga bilaabo 1da Jannaayo 2024, qiimaha lacagta caadiga ah ee carruurta da'doodu u dhaxayso 6 iyo 18 ayaa la kordhiyay sida ay ku dhawaaqday...
Wasiirrada arrimaha gudaha ee Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa ballan qaaday inay sii wadi doonaan ka wada shaqaynta la dagaalanka tahriibka, kulan ay yeesheen Talaadadii...