Home Wararka Caalamka Xanuunka Kansarka ayaa ku dhacay Nin 15 Jeer raadsaday Daryeel Caafimaad

Xanuunka Kansarka ayaa ku dhacay Nin 15 Jeer raadsaday Daryeel Caafimaad

0

Sida lagu qoray Boga Mitt Nin 15 jeer raadsaday Daryeel Caafimaad mudo dhoor bilood ah ayaa ugu danbeyn waxaa ku dhacay Xanuunka Kansarka madama aanan la caawin xiliga uu u baahnaa.

Ninkan ayaa marka hore tagay Isbitaalka Södersjukhuset halkaasi uu u sharaxay inuu xabadka ka dareemayo lakin waxa uu ka helay kaniini xanuun baabi’iyo ah iyadoo loo diray Isbitaalka Xaafada uu daganyahay.

Sida ku cad warbixinta ninkan ayaanan aqoon luuqada Swidhishka waxana uu intaasi kadib uu 14 jeer oo kale uu dalbaday daryeel caafimaad inkastoo uusan helin.

Madama uu ninkan aqoon Luuqada Waxaa Dacad loo gudbiyay Xaruumaha Caafimaadka si loo baaro in uu helay Turjumaan uu xaq u leeyahay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here