ibadalka Cusub ee lagu soo kordhiyay dhanka Caruurta isla markana bilowday Sanadka Cusub ayaa kadhigan in Waalidka uu helo dhaqaalo ku filan madama Xaalada Dhaqaale ee Aduunka tahay mid sii xumaaneysa.
Lacagaha la kordhiyay
Caruurta u dhaxeysa 6 ilaa 18 sano waxaa laga dhigay 1510 halka ay hore u aheyd 1310.
Caruurta u dhaxeysa 0-6 ayaa helaya lacagtooda hore oo aheyd 1,766.
Somaliska Oslo
AD