Home Wararka Caalamka Dalka Cumaan oo ka hadlay duqeymaha Mareykanka ee Ciraaq iyo Suuriya

Dalka Cumaan oo ka hadlay duqeymaha Mareykanka ee Ciraaq iyo Suuriya

0

Dalka Cumaan ayaa hadda ka hadlay duqeymaha Mareykanka ee Ciraaq iyo Suuriya, iyadoo wasiirka arrimaha dibadda uu muujiyay “walaac weyn oo ku aaddan xiisadda gobolka oo sii kaceysa”.

Bayaan uu la wadaagay Wakaaladda Wararka Cumaan, Badr Albusaidi waxa uu dhaleeceeyay waxtarka weerarrada aargoosiga ah ee Mareykanka fuliyay, isagoo xusay in “falalka noocan oo kale ah ay wax u dhimayaan ammaanka gobolka, xasilloonida, iyo dadaallada lagula tacaalayo caqabadaha sida rabshadaha iyo xagjirnimada”

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here