Dowlada Afganistan ayaa markii ugu horesay cod dheer ku diiday in ay qaabisho qaxooti kasoo jeeda Dalkeeda kuwaasi oo laga soo tarxiilay Dalka Norway...
Meydadka saddex Soomaali ah oo ka koobnaa labo wiil iyo gabar ayaa laga helay Badda u dhexeysa dalalka Turkiga iyo Giriiga ka dib markii...
Inkasta oo lagu eedeeyey iney gudniin ku sameeysay dalka Yeman saddex hablood oo ey dhashay ayay maxkamadda sare ee socdaalku u xukuntay in haweenay...
Barlamaanka Dalka Sweden ayaa shalay oo Talaado aheyd u fadhiistay Sharciyo Badan kuwaasi oo Dowlada hordhigtay Barlamaanka si loo ansixiyo.
Sharciyada Shalay la horgeeyay Barlamaanka...
Barlamaanka Dalka Sweden ayaa maanta ugu danbeyn waxa uu u fadhiistay Sharciyada Dhanka Qaxootiga Dalka imaanaya waxana uu Ansixiyay Sharciyo Cusub isagoo kuwa hore...
Dawladda ayaa baarlamanka soo hor dhigtay qorshe la xiriira in laba sannadood lagu kordhiyo xeerka ku meel gaarka ah ee soo galootiga illaa iyo...
Wararka laga helayo Caasimada Sadaxaad ee Dalka Sweden ayaa sheegaya in halkaasi uu ka kacay dab xoogan kaasi oo geestay qasaaro xoogan.
Dabka oo bilowday...
Ajaaniibta dalka yimaada sida qaxootiga iyo shaqa raadiska ayaa inta badan la aaminsan yahay iney ku jiraan xaalad liidata, gaar ahaan kolka ey dalka...
Laba qofood oo kale oo ka mid 6 qofood oo ay soo qabatay hay’adda Nabad Sugidda Sweden ee Säkerhetspolisen ama Säpo. ayaa lagu wadaa...
Dalka Sweden ayaa kamid ah Wadamada Yurub kuwooda aan ciqaabin dhalinyada kuwooda aan qaangaarin taasi oo keenta in mudo yar la xiro kuwa lagu...















