Home Wararka Maanta Dhiig yari ka jirta Dalka Sweden Magaalada Goteborg oo ugu daran Xiligan

Dhiig yari ka jirta Dalka Sweden Magaalada Goteborg oo ugu daran Xiligan

0

Tiro badan oo dhiig ah ayaa looga baahanyahay Isbitaalada Dalka Sweden Waxana dhiiga badankiisa loo baahanyahay xiliga Dadka lagu sameenayo Qaliinka.

Sababta keentay dhiigyarida ayaana lagu sheegay in Sanadkan dadka aysan ka tagin dhiig badan xiliga ay aadeen Fasaxa dibada ah sida lagu shaaciyay webka lagu qoro qeybta bixinta dhiiga ee geblod.nu.

Meelaha Sida aadka dhiiga looga baahanyahay waxaa kamid ah Caasimada Goteborg halkaasi oo ka dhaceen Weeraro mindiyo loo adeegsaday.

Dalka Sweden ayaa kamid ah Wadamada sida aadka looga ilaaliyo caafimaadka iyadoo Dowlada ay miisaaniyad balaaran ku bixiso dhanka Caafimaadka

Somaliska Stockolm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here