Home Wararka Maanta Toogasho ka dhacay Caasimada Mareykanka oo 11 Qof lagu dhaawacay

Toogasho ka dhacay Caasimada Mareykanka oo 11 Qof lagu dhaawacay

0

Ku dhawaad 11 Qof ayaa ku dhaawacmay Halka uu qof ku dhintay Weerar ka dhacay Caasimada Dalka Mareykanka ee New York.

Toogashada ayaa ka dhacday Goob Gawaarida la dhigto oo ku Taalla Nawaaxiga Brownsville waxaana Dambiilaha Falkaasi looga Shakisan yahay uu Rasaas ku furay Goobta.

Sida ay ku warameyso Wakaalada Wararka ABC News dad kor u dhaafaya 7 qof ayaa la dhigay isbitaalka kuwaasi oo qaba dhaawacyo Culus.

Mid kamid ah Dadka goobjooga u ahaa Weerarka ayaa warbaahinta u sheegay in 12 Xabadood uu ku maqlay dhagahiisa.

Mayorka Caasimada New York ayaa Sheegay in Falkaasi uu yahay mid dhibaato ku ah Nabada isla markana dhibka la qeebsanayaan kuwa dhibaatada gaartay isagoo intaasi ku daray in Awood ku ilaalindoonaan Nabada Deegaanka.

Somaliska USA

Xigasho/Aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here