Home Wararka Maanta SMHI : Digniin Kuleel Daran oo laga Dareemayo Sweden Qeybo kamid Ah

SMHI : Digniin Kuleel Daran oo laga Dareemayo Sweden Qeybo kamid Ah

0

Todobaadkan Gudahiisa ayaa Kuleel daran laga Dareemayaa Gobolada Sweden badankooda sida ay Shaacisay Hay’ada dhanka Cimilada u qaabilsan Sweden.

Kuleelka ayaa ah mid laga dareemayo Xeebaha dhanka Waqooyi ee Sweden waxana Kuleelka gaaridoonaa 30 Digree iyadoo meelaha qaar uu dhaafi karo.

Digniinta SMHI ayaa Diirada lagu saaray Dadka Waayeelka Dadka Xanuunsan iyo Caruurta kuwaasi oo ku Xanuunsan Kara Kuleelka Xaddhaafka ee Jira.

Ugu Danbeen Saadaasha ayaa muujineysa in Isbuuca danbe uu ka qabow yahay isbuucan.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here