Home Wararka Maanta Xaafada Tensta oo Qof loogu geestay dhaawac loo adeegsaday toorey

Xaafada Tensta oo Qof loogu geestay dhaawac loo adeegsaday toorey

0

Duhurnimadii maanta ayay aheyd markii qof lagu dhaawacay xaafada Tensta Caasimada Stockholm dhaawacaasi oo loo adeegsaday tooray ama mindi.

Qofkaasi ayaana loo badinayaa in dhaawaca loogu geestay guri dhexdiisa sida uu sheegay Mats Eriksson oo ka tirsan ciidanka amaanka.

Dadka Deegaanka Tensta ayaa caawiyay ninkaasi oo dhaawac ahaan banaanka ugu soo baxay waxana Daqiiqado kadib lagu qaaday Diyaarad nuuca Qumaatiga u kaca ee Helicopterka.

Mats Eriksson ayaa intaasi ku daray in Qof loo hayo wareysi isla markana laga warsugayo waxa uu sheego ee ku aadan falka dhacay.

Somaliska Stockholm

Xigasho/radiosverige

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here