Hoggaanka Golaha Degaanka ee degmada Sölvesborg ayaa maanta go’aansanaya in ay maktabadaha ka joojiyaan soo iibsiga buugaagta afafka hooyo ku qoran ee ardayda aan...
Wadamada Yurub qaarkood ayaa isku raacay qeybinta Qaxootiga laga soo badbaadiyo Bada Mediterranean kadib markii heshiis ku gaareen wadanka Malta.
Wadamada Italy, Malta, France iyo...
Xisbiga mucaaradka ah ee Moderaterna ayaa iminka raadinaya inay aqlabiyad ka helaan Baarlamanka si ay u keenaan hindise ay iyagu xisbi ahaan leeyihiin oo...
Dawladda ayaa ku guul darreeysatay in heshiis loo dhan yahay lagu gaaro wada haddalladii xisbiyada uga socday sidii looga hor tegi lahaa kooxaha dembiyada...
Xisbiyada siyaasadeed ee dalka Sweden oo idil marka laga reebo xisbiga SD ayaa ku kala kacay shir ay ka lahaayeen sida loo xallinayo xasaradaha...
Bankiga dhexe ee Dalka Norway ayaa shaaca ka qaaday in uu saro u qaaday Lacagta Deynta ee Bankiyada gaarka loo leeyahay.
Bankiga ayaa kor ugu...
Wararka laga helayo xaafada Södertälje ee Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu toogtay Qof weerarkaasi oo dhacay shalay galankii danbe.
Toogashada ayaa loo...
Mudo dhoor sano Xaafada Rinkeby qeybta laga Raaco tareenada waxaa ka jiray dhibaato ay qabaan Dadka Shacabka ah madama halkaasi lagu iibiyo Daroogada.
Booliska Sweden...
shalay Caasimada Oslo ee dalka Norway waxaa ka dhacay kulan muhiim ah oo u dhaxeeya somalida ku nool dalka norway iyo Hay'ada dhanka qaxootiga...
Dowladda iyo dhammaan xisbiyada dalka marka laga reebo SD ayaa maanta ka doodaya hindisayaal dhowr ah oo wax looga qabanayo kooxaha maafiyada ee geeysata...














